Col-Suleiman Mohamed Ahmed

Col-Suleiman Mohamed Ahmed This is the Official Page of Col- Suleiman Mohamed Madaxa tababarka, hanuuninta iyo ladagaalanka fikirka xagjir-nimada ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

14/07/2023

Waxan Kormeer Iyo u kuurgalid Amni ku Tagay Xarunta Jamacada Umada Qeybteda Gaheyr oo in Kabadan Sadax Kun oo Arday Ay Wax Ku Bartan.

Saraakisha Iyo Ciidanka Halkas ka Howl-gala Waxan Faray in Ay ka Turjuman Ciidanka police Madama police ku Yahay Ilaaliyaha Nafta Iyo Malka Umada Jamacaduna Ay Tahay Isha Wax Soo saarka ee Aqoonta Dalka.

23/05/2023

Waa inaad u deeqdan duunyo naf Iyo maal aydan diidin geerida

06/12/2022
16/08/2022

Hooyo iftiinka nolasha ayaad tahay

06/08/2022

Ha isdhigan la sugaayow waxa dhimanayo dhiigaagi weyaan

05/08/2022

Talo iyo Talaabo Amni oo sax ah Taliyaashu wey Taabteynee Ee intuu Tuug Tol leeyahay Tilaabo amni ma jirtee

Xalka amni xabsi ama xawaal xaqiiq hadii la rabo

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Col-Suleiman Mohamed Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share