Dacwada Diinta 24 Media

Dacwada Diinta 24 Media Walaalayaal waxaan Idin balan Qaadeynaa Hadii Uu Alle Swt Uu Noo Idmado Inaan Idin so Gudbino Diinta

16/08/2026

✓ Saliga Nabiga ﷺ Qofkii Ka Mashquuliyo ✓Baryadii Uu Illaahay Baryilahaa
✓Illaahay Ayaa Siinaya Wax Ka Badan
✓Dadkii Illaahay Tuugayey Wuxuu Siiyey

15/08/2026

Xadiiska 36 Aad Kitaabka Arbaciinka

13/08/2026

Qofkii Ku Salliya Nabigeena
Muxammad ﷺ
Albaab Kastoo Khar Ugu Jiro Illaahay Ha'ufuro
Aamiin

12/08/2026

Wax Ka Sheeg Mucjisooyinka Nabiga ﷺ ?

12/08/2026

❤️Nabiga ﷺ❤️
Waligii Ka Muusan Tagin Haben Kii inuu Tukado Salaada Qiyaamulaylka

Sh Cabdirahiid Sh Cali  Suufi Hadaad Ogaan laheed Hal Xaraf Oo Quraan Ah Ayaa Ka Khayr Badan Dhulka Mugiisa Oo Dahab Ah ...
12/08/2026

Sh Cabdirahiid Sh Cali Suufi
Hadaad Ogaan laheed Hal Xaraf Oo Quraan Ah Ayaa Ka Khayr Badan
Dhulka Mugiisa Oo Dahab Ah Waan Dhaaranayaa Ayuu Dhahy

10/08/2026

illaahayow Aduunyada Waxaad Noogu Deeqdo Haka Dhigin.
Aakharana Khayrkeeda Hanaga Qadin.

09/08/2026

❤️❤️❤️
Aduunka Waxa Yaalo Oo Dhan Waxaa Ka Qiimo Badan Jaceelka Nabigeen Muxammad Sallallaahu Calyahi Wasalam
❣️❣️❣️

07/08/2026

إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا
(Al-Ahzab 56)

05/08/2026

Caqabada Ugu Ween Guurka Ka Hortaagan Dumarka Waa Maxaan Ku Noolaaneenaa
Ragana Qarashkii Guurka Aqalka Iwm
Maxay Ku Latahay ?

Address

Ngoga Road
Nairobi

Telephone

+252614087979

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dacwada Diinta 24 Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share