Ahmed Kafi

Ahmed Kafi War Helaa Talo Helo

30/06/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidan wanaagsan”

23/05/2026
22/05/2026

"Waad Mashxaradeysaan maanta laakiin in badan ayaad ooyi doontaan”. Sheekh Umal.

22/05/2026

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Alper Aktaş, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga walaaltinimo ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiye, gaar ahaan dhinacyada Warfaafinta, Dhaqanka iyo horumarinta iskaashiga warbaahinta labada dal.

22/05/2026
22/05/2026

Xaley waxaan casho sagootin ah oo loo sameeyey Danjiraha cusub ee Soomaaliya loo magacaabay dalka Koonfur Afrika, Danjire Aadam Izaaq.
Munaasabadaan Waxaa soo Abaabuley Wasiir ku xigeenka Warfaafinta, Cabdiraxmaan AlCadaala. iyadoo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin kale.

15/04/2026

Horumarka Ammaanka Caasimadda Muqdisho.

04/03/2026

Caadi iska dhiga Ciyaartu weey soo dhamaatey
Hassan Sheikh Mohamud

22/02/2026

Mahad Salad

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Kafi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share