Dadka

Dadka page kan waxuu ku soo gudbin doonaa war iyo sheekooyin aad u xiiso badan fadlan nagu soo biir oo page like saar. akhbaraadka deeganka somalida halkaan kala soco

04/02/2026

Deg deg.

Waxaan inagu maqaale ah, in Hay'ada ay musuq maasuq balaadhan ka sameysay mashruucii ay Liibaan ka wadday. Lacago ah oo looga talo galay bulshada dhibaateysan ee Deg. FILTU ay ka lunsadeen 6 milyan oo birr, waxaa iska kaashtay maamulka degmada iyo shaqsiyaad horjooge (shaqaale) u ahaa Hay'ada.

Waxaan ku daba joognaa xaqiiqo raadinta iyo sida dhabta ah ee ay wax u dhaceen si loola wadaago cidda ay khuseeyso.
Xuquuq raadin iyo xalaal, xaqiiiq ku saleysan.₹₹₹₹₹₹

A person who fights for personal gain and one who puts others first.
30/11/2025

A person who fights for personal gain and one who puts others first.

Address

Nairobi
Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dadka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share