Xukumada Dan Qaran

Xukumada Dan Qaran Ujeedkenu waa Inan u horseedna Somalia barwaaqo iyo baraaro wacan.

Waxaan saaka aniga iyo wafdi aan hoggaaminaayo safar shaqo ugu baxnay Magaalada Tuunis ee dalka Tuunisiya, Waxaana halka...
26/08/2022

Waxaan saaka aniga iyo wafdi aan hoggaaminaayo safar shaqo ugu baxnay Magaalada Tuunis ee dalka Tuunisiya, Waxaana halkaas kaga qeybgalaynaa shirka horumarinta Afrika oo ay qabato Dowladda Japan, Waana shirkii sideedaada ( 8aad) ee noociisa oo kala ah, markii labaadna lagu qabto qaaradda Afrika.

Madasha waxaa isugu imaan doona madaxda wadamada Afrika iyo wafdiyo ka socda hay’adaha caalamka si looga wada xaajoodo arrimaha mudnaanta u leh dardargalinta horumarka Afrika.

Address

0105476425
Nakuru

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xukumada Dan Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share