17/10/2026
Door TV ayaa waraysi xasaasi ah la yeelatay Guddoomiyaha Degmada Ceelbuur, kaas oo lgudoomiyuhu uga hadlay xiisadaha colaadeed ee ka taagan tuulooyinka ku dhow magaalada Guriceel.
Waraysiga ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amni, sababaha hurinaya colaadaha, saameynta ay ku yeesheen dadka deegaanka iyo dadaallada lagu doonayo in lagu soo afjaro xiisadaha, laguna gaaro nabad waarta.
Xildhibaanada Beelaha Murusade Iyo Ceyr Kumatala Baarlamaanka Fadaraalka Ah Ayaa Kamasuul Ah In Xal Laga Gaari Waayo Dagaalka Kasocda Galbeedka Magaalada Ceelbuur
Colonel Nuur Xasan Guutaale Oo Maamulka Galmudug Ugu Magacaaban Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur
Khasaaraha Dagaalkii Ugu Dambeeyay Iyo Wareysiga Oo Buuxa Filo Goordhow Insha Allaah