Xisbiga Midnimo Qaran/National Unity Party - Sweden

Xisbiga Midnimo Qaran/National Unity Party - Sweden Faraca Gothenburg ee Xisbiga Midnimo Qaran. Assalamu aleykum,

Denna sida tillhör Somali National Unity Party (NUP) i Göteborg.

NUP är ett parti som grundades år 2012 och är baserat i Somalia. Partiet står för ett enat och demokratiskt Somalia med val som sker på demokratisk väg, utan de klansystem som verkar idag. Samtidigt som partiet arbetar i Somalia, satsar man också på att starta upp partiet i andra delar av världen för somalier som lever i diasporan. Detta så att de också kan vara delaktiga i arbetet. Därför är vi g

lada att kunna välkomna Er till att vara med och starta samt driva NUP i Göteborg!
_____________________________________

Assalaamu caleykum,
Boggaan wuxuu gaar u yahay Xisbiga Midnimo Qaran (XMQ) ee Gothenburg, Sweden. XMQ waa xisbi aasaaskiisa uu dhigmay sanadka 2012, kuna saleysan Soomaaliya. Xisbigu hadafkiisa waa midnimo iyo doorashooyin u dhacayo qaab dimoqraadi ah, ayadoo laga soo horjeedo siyaasada ku dhisan qabyaalada ee manta jirta. Xisbiga isagoo shaqo ka wado dalka dhexdiisa, wuxuu isla markaasi xoog saarayaa aasaasidda iyo dhisidda faracyada xisbiga ee qurbaha, loogu tala galay qurbajoogta soomaaliyeed. Taasi oo lagu suurtagalinayo qurbajoogta iney ka qeybqaataan shaqada dhisidda Soomaaliya. Waxaan haddaba ku faraxsannahay inaan idinku soo dhoweyno asaasidda iyo ka shaqeynta XMQ ee Gothenburg!

05/01/2020
05/01/2020

Warbaahinta Qaranka (SNTV) ayaa maanta wareeysi la yeelatay Guddoomiyaha Xisbiga Midnimo Qaran mudane Cabdirisaaq Cabdullahi Waaberi.

Partiet firar sin treårsdag och partiordförande håller tal i Mogadishu, Somalias huvudstad. Hambalyo! :)
18/07/2017

Partiet firar sin treårsdag och partiordförande håller tal i Mogadishu, Somalias huvudstad. Hambalyo! :)

Just DU kan göra skillnad. Ta chansen att bidra nu! Dela, sprid och ta del av belöningen :)
26/03/2017

Just DU kan göra skillnad. Ta chansen att bidra nu! Dela, sprid och ta del av belöningen :)

Vår insamlingskampanj har startat alhamdulillah!
23/03/2017

Vår insamlingskampanj har startat alhamdulillah!

18/03/2017

Assalamu aleykum!
Idag körde vi möte kring krissituationen nere i Somalia. Vi mobiliserar för fullt inför en insamlingskampanj som kommer att påbörjas på riktigt under nästa vecka. Håll utkik på torget efter våra insamlingsbössor!

Idag fick vi finbesök av en parlamentariker från Somalia som dessutom är en renodlad Göteborgare! Styrelsen såväl som öv...
12/03/2017

Idag fick vi finbesök av en parlamentariker från Somalia som dessutom är en renodlad Göteborgare! Styrelsen såväl som övriga nyfikna var på plats :)

Bismillahi Al Rahman Al Rahim                              Xisbiga midnimo qaran                               WARSAXAAF...
12/02/2017

Bismillahi Al Rahman Al Rahim
Xisbiga midnimo qaran
WARSAXAAFADEED

Muqdisho 2017/2/09

Waxaan hambalyo iyo bogaadin udiraynaa Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada federaalka soomaliya. Mudane:Maxamed Cabdulahi Farmaajo

Madaxweynaha Cusub waxaa saran masuuliyad qaran oo aad u culus shaqooyin badana horyaalan

Xisbiga Midnimo Qaran waxa uu cadeeynaya in uu la shaqayn doono Madaxweyne Farmaajo iyo xakuumada uu dhisi doona anaga oo hor marinayna danta dalka iyo dadka.

Waxaan ugu baaqayna dhamaan bulshada soomaliyed dhaman ururada siyaasaded inay garab is tagan madaxweynaha cusub

Waxaan kaloo Amaan iyo bogaadin mudan xildhibinada sida xilkasnimada leh ugutay waajibkoda dastuuriga aha kana jawaabay baaqi is badal dooon iyo rabitaanki shacabka

Waxan ilaahay uga baryeena Madaxweynaha cusub inuu la garab galo shaqada qaran ee loo igmaday.

Soomaaliya ha noolaato.

Cabdirisaq Waberi
Guddoomiya
Xisbiga Midnimo Qaran

01/02/2017

Möte idag! Vi planerar ett spännande prjekt och jobbar för närvarande med vår kampanjfilm. Mer kan vi inte säga ännu ;) Håll er gärna uppdaterade här på sidan! :)

Härmed avslutas ett givande och produktivt seminarium alhamdulillah :) Möt teamet bakom Göteborgs egna National Unity Pa...
10/12/2016

Härmed avslutas ett givande och produktivt seminarium alhamdulillah :) Möt teamet bakom Göteborgs egna National Unity Party!

Adress

Angered
Gothenburg
42439

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Xisbiga Midnimo Qaran/National Unity Party - Sweden postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Xisbiga Midnimo Qaran/National Unity Party - Sweden:

Dela