Hirasho TV

Hirasho TV Hel tabinta Wararka gudaha iyo dibedda si joogta ah
(1)

05/09/2026

Suuban Diri"Mahad Salaad iyo Xasan waxay rabeen in ay na Dilaan Balse manoqon sida ay Rabeen"

05/09/2026

Duubka oo ka mid aheyd dadkii lala duqeeyay Taliye Shub oo Cisbitaalka kasoo dhax hadashay ayadoo dhaawaca oo Dowlada edeyn kulul ujeedisay.

05/09/2026

Xaalad kacsanan ah oo Maanta ka taagan magaalada baydhabo iyo Shacabka magaladaasi oo bilaabay barakac Xoogan.

05/09/2026

Laftagareen oo markale shaaciyay talaabo Halis ku ah dowlada Somaliya .

05/09/2026

Farxiyo“Sarkaal ayaa doonaya inuu guri keyga oo kaloorin ku soo xamaalay oo aan ku dhistay uu xoog iiga qaato.”

04/09/2026

"Diyaarad drone ah ayaa xaley weerar kusoo qaadey guriga taliye Mahad waana wax laga xunaado"

Gashaanle sare Cali Abshir Taliye ku-xigeenka daraawishta Jubbaland.

04/09/2026

Dhibane"Meydka hooyo iyo aabe aya ku aasan dhulka cagaf cagafta lamarsiyay cadalad ayaan rabnaa"

04/09/2026

Ganacsato iyo sarakiil ciidan oo rabaan in ay bur Buriyaan Dugsi qur'aanka kariimka lagu barto.

04/09/2026

Gabar la dhalatay Shaah macabe oo ilmaynaysa" walaalkeyga markan waayay ayaa la iga dumiyay gurigeyga, askarta tan way sugeysaa" QALBI JAB IYO QUUS

03/09/2026

Quus.Askari ka tirsan Ciidanka booliska oo lagu amray in gurigiisa uu ka guuro.

Adress

Västerås

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Hirasho TV postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Genvägar

Dela