Ali Dhaanto

Ali Dhaanto Welcome to my official facebook fan page. Enjoy my dhaanto. Let us embrace our culture and promote it. Tagerayasha qaaliga ah- wa pagekeyga rasmiga ah.

Ku so dhawada. Su'aal qofki qabo, ha i soo qoro, inshaalah. Ali Beshir Abdi - (Ali Dhaanto)

02/09/2026

Tijaabi nasib kaaga Shirkada & waxay bixinayaan gaadhi bakhtiyaa nasiib ah iibso hal cadara deena ku guulayso gaadhi hadii nasiib kaagu ku siiyo .

- Nairobi - BBS mall first floor
- Contact number : +254722777394
- Discount Code : Ali dhaanto 20%
- Tiktok account :

Ina lilaah wa inaa ilaahi raajicuun. ilaahayow ku naxariiso  Dr. Cabdinaasir Axmed, Madaxweynihii h**e ee Jaamcadda Jigj...
01/09/2026

Ina lilaah wa inaa ilaahi raajicuun. ilaahayow ku naxariiso Dr. Cabdinaasir Axmed, Madaxweynihii h**e ee Jaamcadda Jigjiga. Ayaa tii rabi ku timid.

Wuxuu ahaa gardaadiyaha Jaamacadda Jigjiga, wuxuuna gashi badan galiyay waxbarashadda Deegaanka Soomaalida. Eheladda iyo qaraabada iyo dhamaan shacabka Deegaanka Soomaalidana samir iyo iimaan alle ha ka siiyo. Aamiin.

Asc waxaan idinla wadaagayaa fursan aad u wanagsan oo qiima badan .dunida meeshaad doonto ka joog  Shirkada   &   ee xar...
31/08/2026

Asc waxaan idinla wadaagayaa fursan aad u wanagsan oo qiima badan .

dunida meeshaad doonto ka joog Shirkada & ee xarunteedu tahay BBS Mall waxay idiin haysa gaadhi lagu qadan hayo bakhtiyaa nasiib.

waa hadii nasiib kaagu ku saacido iyo fataxada aad walidkaa ka soo qadato Iibso Hal cadara deedna faylka warqada Buux buuxi wixii intaa ka danbeeya sug nasiib kaaga . Si aad qiima dhimis u hesho isticmaal Magaca Dhaanto

30/08/2026

Fadlan Talooyinka Dhakhtarka Raac siina raac waa muhiim

26/08/2026

Wiilkii qodaxdu curyaamisay ee magaalada Fiiq qiso xanuun badan.

Dhakhtaradu waxay sheegeen in lugta wiilka la bad baadin karo

26/08/2026

Hooyo maysa qalin 16000$ way iga qaaden masaaridu oo waa tuugo ee hala iska ilaaliyo" Daaci Mukhtaar

25/08/2026

Walaalkay Ayaa Lacagtii Hooyo ee Dhakhtarka Cunay, Waxaan Ka Baqay inaan isdilo Lkn.." Daaci Mukhtaar

25/08/2026

Nabiga ku sali ﷺ.
Ilaahay hanaga yeelo kuwii raacay ee rumeeyey Nabi Maxamed ﷺ.

25/08/2026

Dumarku waa cajiib ee dhalinayaro guurka yaan lagu dag,dagin" Daaci Mukhtaar

24/08/2026

Markaan salaada galaba Istaahil & Rashka oo is eryanaya ayaa igu soo dhacaya" 😅😅Daaci Mukhtaar oo ka hadlaya aafada Tiktok

Adress

Håga Parkgata 18 Lgh 1201
Västerås

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Ali Dhaanto postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Ali Dhaanto:

Genvägar

Dela