02/05/2022
๐ฅ๐ฅ๐ฅ ๐ฅCIID WANAAGSAN๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
๐ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ู ู
ููู
ุงูุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู. ูู ุนุงู
ู ุงูุชู
ุจุงูุฎูุฑ ๐
Ugu horayn waxaan hambalyada, Maalinta ciidka halkan kula wadaagayaa dhamaanba umada Reer somaliland, Gaar ahaana Bulshawaynta Degmada Arabsio.
Waxaan ilaahay inooga baryayaa inuu inaga aqbalo Acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan, sidoo kalena inuu inagu gaadhsiiyo sanadkaa sanadkiisa, bash bash iyo barwaaqo, caafimad qab iyo wadankeena oo amaan ah.
Hamse Sacad Muse
Guddoomiyaha Degmada Arabsio