20/04/2026
๐๐ฎ๐๐ง๐. Mohamed Magalo Farah oo ah ka mid ah aqoonyahanada ku sugan degmada Baardheere waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda soo dhawaynta iyo aqoon is waydaarsiga Dr. Ashraf.
Kasoo qaybgal wacan.
Ballanteennu waa Talaadada galabti, iyo Hall-ka Daaru-salaam Hotel.
Goorta: Talaado, 21/04/2026.
Saacadda: Afarta Galabnimo (4:00 PM).
Goobta: Hall-ka Daaru-salaam.