Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN

Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN, Armed forces, Badhan.

09/07/2026

Sugure๐Ÿ‘€๐Ÿ‘€

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽTacsi: Ururka 49aad Ee hanqar Oo Isku duuban Taliyaha Ururka shiine Abdilahi ...
07/06/2026

ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ

Tacsi: Ururka 49aad Ee hanqar Oo Isku duuban Taliyaha Ururka shiine Abdilahi guuleed, saraakisha, saraakiil xigeenada, aliflayda iyo dablayda Ururka Waxay tacsi u dirayaan Taliyaha H**e Ee Ururka 49aad Ee hanqar Mohamuud Mohamed Jaamac (Buur Madow.) Oo Garoowe Ku Geeriyoday. Dhamaan familygii ehelkii iyo qaraabadiiba Waxan alle u waydiinaynaa Inuu Samir Iyo iimaan alle Ka Siiyo.

Waxan sidoo kale Uga tacsiyaynaynaa dhamaan ciidamada puntland iyo saraakiishooda.

Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN

Ciid Mubaarak.Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan e...
19/03/2026

Ciid Mubaarak.

Waxaan u hambalyeynayaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidda. ALLE ha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo dhammaan acmaashii wanaagsanaa ee aynu soo gudanay

Ururka 49 Hanqar Taliskisa Sugure๐Ÿ‘

08/03/2026

Hawl gal qaatay mudo sadex beri ah ka dib Waxa Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN dib ugu Soo laabtay fariisinkiisii Taliska sugure ee gobolka bari, Hawl galka gobolka sanaag ayaa u jeedkiisu ahaa sugida amniga bulshada reer sanaag.

10/02/2026

Taliyaha Cusub Ee Ururka 49 Hanqar
Shiine Abdilahi Guuled๐Ÿซก

Waxa dhowaan Gashanle   Abdilahi Guuled Loo magcabay Ururka 49 Hanqar oo taliskoodu yahay sugere, taliye shiine ayaa ka ...
07/02/2026

Waxa dhowaan Gashanle Abdilahi Guuled Loo magcabay Ururka 49 Hanqar oo taliskoodu yahay sugere, taliye shiine ayaa ka mid ahaa saraakishii h**e ee xiligii madaxwayne abdulahi Yusuf, gaashanle shiine ayaa Hormuud ka noqon doona la dagaalanka argagixisada ku dhuumaalaysanaya calmadow.

  Taliyaha Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN Oo Ka Qayb Galay  Xaflada soo dhawaynta Ciidamada Daraawiisht...
02/01/2026

Taliyaha Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN Oo Ka Qayb Galay Xaflada soo dhawaynta Ciidamada Daraawiishta Puntland ee kasoo dagaalamay buraha Calmiskaad oo lagusoo dhaweeyey Deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag..

02/01/2026

Taliyaha Ururka 49 Hanqar Oo Kusugan Magalada Cawsane

Taliyaha Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN Maxamud Maxamed Jaama Buur Madow ๐Ÿซก
17/12/2025

Taliyaha Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN Maxamud Maxamed Jaama Buur Madow ๐Ÿซก

15/12/2025

Taliye Maxamud Maxamed Jamac Buur Madow Oo Kusugan Deeganka Sibaaye Ee Degmada Xingalool๐Ÿซก

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category