01/10/2026
In kabadan 5 sano ayaad horfadhisay bulshadaada .
•Waxaad u diiday matalaad siyaasadeed.
•Waxaad hor istaagtay xaqqi ay kugu lahaayen.
Waxaan u fiirsaday 5 tii sano ee ay kursiga ku Dadhisay habdhaqanka xun ee naagtan maska Dilaaga ah matalaad xumaadeeda iyo caloosheed Ushaqeyste nimadeeda, halka siyaasiyiinta Lamidka ah dadkee matalaan ugu shaqeeyeen Kuraasta loo igmaday, anaga inay wax nataro iska Dhaafee wixii yaraa aan heeysanay ayey na Duudsiisay.
Maskiyoow gabalkaa dhacyay ama ooy ama Calaacal ama albaabada siyaasiyiinta dadkooda Usheeqeeyay taagnoow.
CEEB LOOMA DHINTEE
Adigoo xildhibaan h**e ah in aad
/
Ka bareydo ama ka tuugto si laguugu geeyo
Waxay cadeyn buuxda u tahay waliba muujineysaa Siyaasad xumadaada iyo daciiftinimada kugu jirta.
Duf ku bax oo hanagu soo noqon.
Waxaan aad ugu mahad celinayaa.
Oo runta u sheegay waliba si cad u dhahay kursi kuuma heli karo. Sababtoo ah waxaa ku fadhiya Matalaadi saxda aheyd ee dadkeeda iyo Deegaankeeda anfacday
W/Q Siyaasi reer shaweed