26/05/2026
Ciid Wanaagsan
Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Baraawe, waxaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shacabka sharafta leh ee reer Baraawe, ugu hambalyaynayaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxada.
Waxu Alle uga bariyey inuu acmaashoda suuban ka aqbalo, dalkeenana ka yeelo mid nabad, barwaaqo, iyo cadaalad ku waaro.
Sido kale waxaa bulshada reer Baraawe u dardaarmay farxad is-cafis, walaaltinimo, iyo is-gacan-qabsi.ku noladaan
Ciid Mubaarak, Kullu Caam Wa Antum Bi-Khayr.