Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS

Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS, Political organisation, KGS, Baydhabo.

28, July, 2026Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta kgs mudane Dr Ibrahim Moalim Nurow ayaa safar shaqo uga ambabaxay magaal...
28/07/2026

28, July, 2026

Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta kgs mudane Dr Ibrahim Moalim Nurow ayaa safar shaqo uga ambabaxay magaalada Mugdishu.

Hambalyada 1-da Luuliyo⁣⁣"Dr. Ibrahim Moalim Nurow, Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed (KGS), waxaan ham...
01/07/2026

Hambalyada 1-da Luuliyo⁣

"Dr. Ibrahim Moalim Nurow, Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed (KGS), waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda qiimaha badan ee 1-da Luuliyo, oo ah maalintii ay midoobeen gobolladii Waqooyi iyo Koonfur, isla markaana la aasaasay Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.⁣

Maalintan taariikhiga ah waxay astaan u tahay midnimo, gobannimo, iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ee ku dhisan wadajir, nabad, caddaalad, iyo horumar.⁣
Waxaan Alle ka baryayaa inuu dalkeenna ku mannaysto nabad waarta, midnimo, barwaaqo, iyo dowladnimo xooggan oo shacabka Soomaaliyeed u horseedda mustaqbal ifaya.⁣"

Hambalyo 1-da Luuliyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed!

Hambalyo 26-ka Juun – Maalinta Xorriyadda SoomaaliyeedDr. Ibrahim Moalim Nurow, Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonf...
26/06/2026

Hambalyo 26-ka Juun – Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed

Dr. Ibrahim Moalim Nurow, Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS),

"Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda qiimaha badan ee 26-ka Juun, oo ah maalintii gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeysigii Ingiriiska sannadkii 1960-kii.

Maalintani waa maalin ku weyn quluubta ummadda Soomaaliyeed, waana astaan muujinaysa halgankii, geesinimadii iyo midnimadii ay awoowayaasheen u soo mareen hanashada xorriyadda iyo karaamada qaranka.

Waxaan Alle uga baryayaa in Soomaaliya ku naalootho nabad waarta, midnimo, horumar iyo dowladnimo xooggan, isla markaana shacabka Soomaaliyeed ay gaaraan himilooyinkooda qaran."

Dr. Ibrahim Moalim Nurow-Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta KGS

Ciidul Adxaa Mubaarak 🌙✨Musharax Madaxweynaha Kgs Mudane Dr Ibrahim Moalim Nurow ayaa dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ...
26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak 🌙✨

Musharax Madaxweynaha Kgs Mudane Dr Ibrahim Moalim Nurow ayaa dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan shacab weynaha reer kgs u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

"Alle ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, caafimaad, nabad, barwaaqo iyo farxad joogto ahna ha inagu gaarsiiyo ciidan ciideeda kheyr iyo kheyrqab. Ciid wanaagsan".

09/04/2026
Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS , ahna Musharax Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonf...
08/04/2026

Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS , ahna Musharax Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Ibraahim Macalin Nuurow, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah kusoo gaaray Deegaanka Awdiinle ee gobolka Baay.

Wafdiga musharraxa ayaa waxaa qayb ka ahaa odayaal dhaqameed, dhalinyaro, haween iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan taageerayaashiisa, kuwaas oo safarkan ku wehelinaya kulamo wadatashi iyo is-xog wareysi.

02/04/2026

Gudoomiyaha madasha samatabixibta Kgs Mudane Dribrahim Moalim Nur ayaa talo dhinacyo badan taabanaysa usoo jeediyay reer kgs.

Dr Ibraahim Macalin Nuurow Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed ahna Musharaxa Madaxweynaha Kgs ayaa Baydha...
02/04/2026

Dr Ibraahim Macalin Nuurow Gudoomiyaha Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed ahna Musharaxa Madaxweynaha Kgs ayaa Baydhabo soo gaarey, waxaana si aad ah usoo dhaweeyey siyaasiyiin iyo qeybaha Kaladuwan ee Bulshada.

30/03/2026

Gudoomiyaha madasha samatabixibta Kgs Mudane Dribrahim Moalim Nur ayaa bartiisa kusoo qoray sida soosocota..

Assalamu Aleykum Dhammaan Reer Koonfurgalbeed,

Waxaan soo dhoweynayaa isbedelka ka dhacay Koonfurgalbeed, Waxaan rajeynayaa inuu noqdo is bedel noo horseeda nabad, cadaalad, midnimo iyo horumar.

Waxaan ku talinayaa in laga wada shaqeeyo amniga iyo isu soo dhoweeynta dadka Walaalaha ah, lagana fogaado caadifadda iyo wax walbo oo keeni kara isku dhac bulsho.

Amniga in lagala shaqeeyo madaxda ay quseeyso amniga. Shacabkuna ay u hogaansamaan nidaamka cusub.

Koonfurgalbeed waxay ku taameysaa dowlad loo dhanyahay oo ka shaqeeysa maslaxadda dadka iyo deegaanka, kuna timaadda doorasho loo simanyahay oo xur iyo xalaal ah.

Allaah ayaa mahad Leh.

26/03/2026

War-Saxaafadeed kasoo yeeray Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS iyo qeebaha kala duwan bulshada reer kgs.

Address

KGS
Baydhabo

Telephone

+252616804000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madasha Samatabixinta Koonfur Galbeed Somaliya MSKGS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share