Aayaha Koonfur Galbeed

Aayaha Koonfur Galbeed Codka bulshada, Xaqiiqda siyaasadda.

04/09/2026

Taliyaha jugta culus ee Daraawiishta koonfur Galbeed Ayaa fariiin usoo direy salbaar iyo. Afbalaar.

03/09/2026

Waqtigu ha nagu dheeraado ama ha gaabnaado, dagaalku wuu sii socondoonaa ilaa aan ka xureynayo deegaanada koonfur galbeed." Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed Ugaas Hassan Abdi Mohamed.

03/09/2026

War weynba sosocda πŸ‘€πŸ‘€πŸ‘‚

03/09/2026

Taliyihii Staafka Adan Madoobe waa dhintay

03/09/2026

Warki h**e wu dhamaadey Maanta laabasho majirto, magalada dadki laha ba imaden

03/09/2026

Ciidamada Daraawiishta Dowladda Koonfur Galbeed, ayaa gacaanta ku dhigey horjoogiyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Af-Balaar. πŸ‘€

03/09/2026

Salbalaar iyo afballar oo dhawacooda meeley geeyan layihiin

03/09/2026

Maxaabiista daraawishta wa laso daayey alx

03/09/2026

Saraakiisha hogaamineyso ciidanka salbalaar iyo afbalaar waa in ay si degdeg ah isugu dhiibaan daraawiishta dowlada koonfur galbeed

03/09/2026

DEG DEG:
Garoonka Shaati-gaduud ayaa la warinaya in lagu diyaariyay diyaaradii qaadi lahyd aadan madowe

Address

Baidoa
Baydhabo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayaha Koonfur Galbeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share