Daud wallad mire Adan

Daud wallad mire Adan humanitarians development

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ...
30/06/2024

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Socdaalka Xildhibaanada ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Uqareemida Haweenka Soomaaliyeed, Helida Qoondada Haweenka iyo Ukuuragelida Xaalada Deeganka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka Booqashada ay ku yimaadeen Magaalada Baydhabo waxaana uu la Wadaagay Dowladda uu Hogaamiyo sida ay uga goantahay ilaalinta Qoondada Haweenka.

28/06/2023

Eid wanaagsan

22/03/2023
22/03/2023
20/03/2023

Sidaas weya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)...
04/01/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed isagoo magacaabay xubno cusub.

πŸ†βš½ πŸ‡²πŸ‡¦ Waa sawirada ciyaartooyda Morocco oo dabbaal degaya kadib u soo bixitaankoodii wareegga 8-da ee Koobka Adduunka ee...
06/12/2022

πŸ†βš½ πŸ‡²πŸ‡¦ Waa sawirada ciyaartooyda Morocco oo dabbaal degaya kadib u soo bixitaankoodii wareegga 8-da ee Koobka Adduunka ee ka socda Qadar markii ay 3-0 rigooreyaal ah ku direen xulka Spain. (Reuters).sa lafadee

FT: πŸ‡²πŸ‡¦ Morocco 0 - 0 Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ Penalties: Morocco: 🟒 🟒 πŸ”΄ 🟒 ⚫ Spain: πŸ”΄ πŸ”΄ πŸ”΄ ⚫ ⚫MOROCCO WIN 3-0 IN THE SHOOTOUT!⚽
06/12/2022

FT: πŸ‡²πŸ‡¦ Morocco 0 - 0 Spain πŸ‡ͺπŸ‡Έ Penalties: Morocco: 🟒 🟒 πŸ”΄ 🟒 ⚫ Spain: πŸ”΄ πŸ”΄ πŸ”΄ ⚫ ⚫
MOROCCO WIN 3-0 IN THE SHOOTOUT!
⚽

27/10/2022

Alhamdulillah

25/10/2022

It is a very difficult battle

Address

Baydhabo

Telephone

+252615618224

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daud wallad mire Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Daud wallad mire Adan:

Share