NOOTAAYO BAYDHABO

NOOTAAYO BAYDHABO NOOTAAYO BAYDHABO UGU IMOW ILAALINTA HANTIDA IYO SHARCIYEENTEEDA KALA XIRIIR TEL. 770715555/627224515

Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448@
15/06/2026

Hambalyo Sannadka Cusub ee Hijriyada 1448@

๐Ÿ•‹๐ŸŒ™ Hambalyo Ciidul Adxaa ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹Waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha sharafta leh ee Nootaayada Baydha...
26/05/2026

๐Ÿ•‹๐ŸŒ™ Hambalyo Ciidul Adxaa ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

Waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan macaamiisha sharafta leh ee Nootaayada Baydhabo lagu hambalyeynayaa munaasabadda weyn ee Ciidul Adxaa.

Waxaan idiin rajaynaynaa maalmo farxad leh, qalbi deggan iyo nolol barwaaqo ah.
Ilaahay ha naga wada aqbalo cibaadada iyo camalka wanaagsan. ๐Ÿคฒโœจ

๐Ÿ’ Ciid Wanaagsan ๐Ÿ’
ุนูŠุฏูƒู… ู…ุจุงุฑูƒ ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Dhamaan muslimiinta meel kasta ay dunida ka joogaan gaar ahaan macaamiisheena waxaan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha...
18/02/2026

Dhamaan muslimiinta meel kasta ay dunida ka joogaan gaar ahaan macaamiisheena waxaan ugu hambalyeynaynaa bilashada bisha barakeysan ee ramadaan waxaan idin leehnahay RAMADAN MUBARAK,
Nootaayo Baydhabo ku dooro Adeeg hufan, degdeg ah, soo dhoweyn diiran iyo qiimo ku raali geliya.

Naga soo wac: 770715555

Adeegyada Nootaayo Baydhabo waxaa ka mid ah:1- Sugitaanka dhaxal koobka2- Qeybinta Dhaxalka
10/12/2025

Adeegyada Nootaayo Baydhabo waxaa ka mid ah:
1- Sugitaanka dhaxal koobka
2- Qeybinta Dhaxalka

JUMMA MUBARAK
25/07/2025

JUMMA MUBARAK

Bulshada ku Nool Magalad Baydhabo Janaay waxaan idin leenahay jumco wanaagsan Gaar ahaan Macaamiisheena.
03/07/2025

Bulshada ku Nool Magalad Baydhabo Janaay waxaan idin leenahay jumco wanaagsan Gaar ahaan Macaamiisheena.

30/06/2025

Booqashadii Telefishinka iyo Raadiyaha DGKGs ay ku soo gaareen xaruunta Nootaayo Baydhabo.

Dhamaan bulsho weynta muslimiinta meel kasto ay dunida ka joogaan waxay   ugu hambalyeyneysaa munaasabada ciidul adxa wa...
05/06/2025

Dhamaan bulsho weynta muslimiinta meel kasto ay dunida ka joogaan waxay ugu hambalyeyneysaa munaasabada ciidul adxa waxayna idin ledahay ciidul caafiya ciid mubaarak.
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงุนู…ุงู„.
Ciid wanaagsan..........
Nootaayo Baydhabo ku dooro adeeg sugan oo ku raali geliya.

Naga Soo wac: 770715555 ama 0615975626

Dhamaan Umadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed jamco wanagaasan
16/05/2025

Dhamaan Umadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed jamco wanagaasan

Jumo Mubarak dhamaan macaamiisha ku xiran Nootaayo Baydhabo
31/01/2025

Jumo Mubarak dhamaan macaamiisha ku xiran Nootaayo Baydhabo

Address

Baydhabo
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NOOTAAYO BAYDHABO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category