Rajo Media Group

Rajo Media Group baidoa

27/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim ah oo la xiriira maamulka, Amniga, horumarka iyo qorsheyaasha Dowladda.

26/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqasho ugu tagay Ciidamada Qalabka Sida iyo Ciidanka Birmadka KG ee ku sugan furimaha laga ilaaliyo amniga magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

24/08/2026

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Maxamed Osmaan Jiidow ayaa Khudbad ka jeediyay daahfurka Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed.

24/08/2026

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Nuur Siidow Baaba ayaa Khudbad ka jeediyay daahfurka Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed.

24/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed.

23/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey shirka amniga Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga guud ee deegaanada Koonfur Galbeed iyo xoojinta dadaallada looga hortagayo falalka guracan ee Khawaarijta Al-Shabaab ay ku dhibaateeyaan shacabka.

22/08/2026

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo safar shaqo ugu maqnaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo.

hambalyo Rukia Adan Nur qalan jibinta heerka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda.
09/08/2026

hambalyo Rukia Adan Nur qalan jibinta heerka koowaad ee waxbarashada Jaamacadda.

Address

Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share