Raam Studio

Raam Studio Macmiil waxaan kuugu adeegi doona sida ugu wanaagsan. waxaad nagala soo xariri kartaan (+252 61 2073110)

22/05/2025

Maalintii Ardada Iskuulka Xaawo-taako.

Waxaan qayb ka noqonay Dadka qurxiyay Maalinta F4 Iskuulka Faca Wayne ee Xaawo-taako hadaa nahay Bahda Raam Studio

Ubahii Dalka.Hablaha iskuulka Xaawo-taako.Inoogu imoow Sawirro Tayo leh oo Aad ku qanacdo.Gacantii Mohamed Baryare Haamu...
21/05/2025

Ubahii Dalka.

Hablaha iskuulka Xaawo-taako.

Inoogu imoow Sawirro Tayo leh oo Aad ku qanacdo.

Gacantii Mohamed Baryare Haamud 📸📸

16/05/2025

Ardada Sanadkaan ka baxaya Jaamacada Joobkeey oo Sameeyay Kulan Macsalaamayn ah.

13/05/2025

Raam Studio Waxa uu deeganka Kusoo Kordhiyay Tayo iyo Tixgalinta Codsiga Dhalinyarada.

DALXIISKII BUUNDA AROOS

Hadii Aad danaynayso Nala jaadqaad Kolka Dambe.

Raam Studio

13/05/2025

RAAM STUDIO waa Diyaar Kulanka Caawa.

Wiilashaan Camedadoodane Way Wataan Ogaada😆😅

Raam Studio

06/05/2025

Zaabiriin iyo Qadar Maalintooda.

Raam Studio

05/05/2025

Aroos Meeqaam Sare loo Sharaxay.

Raam Studio

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.Wadajira oo Farxad ku Dhamaysta Idim Alle.Raam Studio
05/05/2025

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.

Wadajira oo Farxad ku Dhamaysta Idim Alle.

Raam Studio

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.Sawiradda Qaybta 1-aad.Raam Studio
05/05/2025

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.

Sawiradda Qaybta 1-aad.

Raam Studio

Caruusad Sagal oo Shidatay Maalinteeda.Aan Kuu Shidno Maalintaada oo Reebo Sawiro Xusuus Reeba.Raam Studio
04/05/2025

Caruusad Sagal oo Shidatay Maalinteeda.

Aan Kuu Shidno Maalintaada oo Reebo Sawiro Xusuus Reeba.

Raam Studio

Maalintii Sagal iyo Xasan.Qaybta 1-aad ee Sawirada.Aan kuu Qurxino Maalintaada.Raam Studio
01/05/2025

Maalintii Sagal iyo Xasan.

Qaybta 1-aad ee Sawirada.

Aan kuu Qurxino Maalintaada.

Raam Studio

Maalintii Zamzam iyo Ibraahim.Aan Kuu Qurxino Maalintaada oo Reebo Xasuuso Qaali ah.Raam Studio Hoyga Bulshada.
26/04/2025

Maalintii Zamzam iyo Ibraahim.

Aan Kuu Qurxino Maalintaada oo Reebo Xasuuso Qaali ah.

Raam Studio Hoyga Bulshada.

Address

Beledweyne

Telephone

+252612073110

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raam Studio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share