Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan

Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan Sinaan iyo Cadaalad.

Maxkamadda Gobolka Hiiraan Qeybta Madaniga Waxay u yeereysaa' Dadka kala ah:1_๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜… ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, 2-๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ.๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, ...
13/08/2026

Maxkamadda Gobolka Hiiraan Qeybta Madaniga Waxay u yeereysaa' Dadka kala ah:
1_๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜… ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, 2-๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ.๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ,
3_๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ผ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, 4-๐—›๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ.
5 ๐—ซ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ผ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ.6_๐—ฆ๐—ฎ๐—ต๐—ฟ๐—ผ ๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ฟ,
waxaa laydin faraa in muddo 15 cisho ah aad ku hortimadan Maxkamada Gobolka oo ka bilaaneyso 12- 08- 2026- kuna eg 26- 08-2026-

Halka ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—ก๐˜‚๐˜‚๐—ฟ, oo Deggan dalka lafarayo in uu Maxkamadda ku horyimaado Muddo 160-cesho ah oo ka bilaaneyso 12- 08- 2026- kuna eg 21- 01-2027-

DHAMMAAD.

Maxkamadda Gobolka Hiiraan Qeybta Ciqaabta oo kaa shaneysa Xafiiska Xeerilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle...
21/07/2026

Maxkamadda Gobolka Hiiraan Qeybta Ciqaabta oo kaa shaneysa Xafiiska Xeerilaaliyaha Guud Ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Baafineysa eedeysanaysha kala ah:
1-ibrahim Axmed Xaaji 19 Jir ah ku dhashay Deggan Beledweyne.

2-Qorane Cali Cabdi' 17 Jir ah ku dhashay' Deggan Beledweyne. kuwaa oo ku wada eedeysan qodobada 480' 491, 493, 71, 305' XCS'

Maxkamadda waxay idin fareysa in muddo 30 cisho gudhooda aad ku hortimadan Maxkamadda oo ka bilaabaneysa/ 20/07/2026'
kuna Eg: 20, 08/2026.

Faahfaahin qeybta Hoose๐Ÿ‘‡

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :  Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga ...
15/07/2026

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :

Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed waxa ay baafineysaa islamarkana ku wargalineysa dadka kala ah:

1-Maqadin Xaashi Odowaa,
2 Kuusow Sooc Odawaa
3 Ciise Cilmi Odawaa,
4- Mahad Dacar Odawaa
5. Cali Faarax barre oo Deggan Beledweyne in ay idinka taalo Maxkmadda Gobolka Hiiraan Dacwad Madani oo aad daraf ka tihiin.

Haddaba Waxaa leydin farayaa In muddo 15 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada Gobolka oo ka bilaabaneysa arbacada 15/07/2026- kuna Eg. 29/7/2026.

๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐——

09/07/2026

Maxkamadda Gobolka Hiiraan oo fulisay Xukun Dhul oo ka kooban 40 Boos, kaas oo noqday dhaqangal.

18/05/2026

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Abdullahi Gacal ayaa hadal kooban ka jeediyay Kulan looga hadlay Xoojinta arimaha Qoyska gaar ahaan Diiwan u sameynta Guurka iyo Waliba Furriinka oo ay soo qaban-qaabisay Wasaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowalada Hirshabelle.

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :  Maxkamadda  Degmada Beledweyne iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madan...
07/05/2026

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :
Maxkamadda Degmada Beledweyne iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1. Adan Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Beledweyne.
2. Muuse Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
3. Kaaho Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
4. Cali Maxamuud Yalaxow, Degan Comaad Degmada Matabaan.
5. Cabdi Maxamuud Yalaxow, Dagan Shabeelada Hoose.
6. Cismaan Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb.
7. Ahmed Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb
Kuwaas oo dhamantood ay Maxkamadda Degmada ka taalo dacwad dhaxal tooyo oo ay dhinac ka yihiin.
Sidaas Daraadeed, waxaa la idin farayaa in aad Maxkamadda ku hor timadaan mudo 40 maalmood gudahood ah, oo ka bilaabaneysa maanta oo ay taariikhdu tahay 04/05/2026 kuna eg 13/06/2026.

๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐——.

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :  Maxkamadda  Degmada Beledweyne Iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad  iyo 121 aad ee Xeerka habka madan...
16/04/2026

๐™๐™Ÿ๐™š๐™š๐™™๐™ค ๐˜ฝ๐™–๐™–๐™›๐™ž๐™ฃ :
Maxkamadda Degmada Beledweyne Iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1-๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐ฌ๐š๐ช ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ž =Deggan Xamar
2-๐Ÿ๐š๐ซ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ฌ๐ž=Deggan Xamar
3-๐œ๐š๐ง๐š๐› ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ค๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ž= Deggan Xamar
4-๐Ÿ๐š๐ญ๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐Š๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐ž = Degan Xamar in 'dacwad xalatooyo ah idinka taallo Maxkmadda Degmda Beledweyne taas oo idin kala dhaxeyso: ๐€๐š๐ฆ๐ข๐ง๐จ ๐‰๐š๐ฆ๐š๐œ ๐๐ž๐ฒ๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž

Waxaan leydin farayaa in muddo 40 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada oo ka bilaabaneysa 14/04/2026- kuna Eg. 24/5/2026-ka.

๐——๐—›๐—”๐— ๐—”๐—”๐——.

02/01/2026

"๐๐€๐‘๐๐€๐Œ๐ˆ๐‰๐Š๐€ ๐–๐€๐€๐˜๐€๐‡๐€ ๐†๐€๐‘๐’๐Ž๐Ž๐‘๐Š๐€ ๐‡๐ˆ๐‘๐’๐‡๐€๐๐„๐‹๐‹๐„"

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Hirshabelle Mudane Abdullahi Gacal ayaa marti ku ah,
Mowduuca:Guulaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle iyo caqabadaha soo Wajahay.

Daadihiye: Cabdiraxman Guutale

04/11/2025

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowladda Hirshabelle, Mudane Abdifitah Abdiqadir Adow, ayaa maanta kormeer shaqo ku yimid Maxkamadaha Gobolka Hiiraan.

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxkamada Racfaanka Gobalka Hiiraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share