01/07/2026
Waxaa si xawliya oo habmsami ah u socda diyaar garowga shiraka 9aad ee xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye Party waxaana saaka laga taagay boodhadhka lugu shaacinayo shirka golaha dhexe ee xisbiga kulmiye caasimadaha gobolada jamhuuriyada soomaliland.
ruug cadaagii soo roogaalceli.