Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal

Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal, Government Organization, Borama.

03/09/2026
03/09/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Soo kormeeray hawlwadeenada Wasaaraddaha Gobolka Awdal Qaarkood oo Diyaarinaya Xeraynta Xogta Gobolka Awdal oo dhawaan la zoo ururiyey......

02/09/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Xafiiskiisa Xilkii ugu Kala Wareejiyey Iskuduwihii H**e ee Hay'adda Dhawrista Tayadda iyo Iskuduwihii Cusbaa ee Dhawaaan loo soo magacaabay Gobolka Awdal......

01/09/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/rashiid Xasan Mataan Ayaa Xafiiskiisa ku qaabiley Dhalinyarada maqalka Naafada ee Boorama kuwaasi oo kala hadlay sidii fursad loo siin lahaa in ay ka qayb qaataan imtixaanka loo galayo boosaska shaqo ee dhawaan dhawaan la shaaciyey waxay si gaara uga codsadeen gudoomiyaha in si gaara loo tixgaliyo Ardayda maqalka Naafada maadama ay adagtahay in imtixaanaadka ay la galaan dadka laxaadkoodu uu dhan yahay
Geestiisa Gudoomiye C/Rashiid Xasan Mataan ayaa ka aqbalay Codsigaasi waxaana uu u sheegay dhalinyaradani in ay mudan yihiin in si gaara looga war hayo....

27/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Ayaa Kulan ballaadhan oo ay ka soo qayb galeen Wakiilo ka Kala socda hayaha Caalamiga ah, kuwa maxaliga ah iyo hay’adaha dawladda ee ka hawlgala Gobolka Awdal oo uu isugu yeedhay..........

20/08/2026

Daawo Nuxurka khudbad uu ka jeediyey Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan Munaasibada Xaflada Caleema Saarka Suldaan Maxamed Suldaan Saleebaan Oo maanta ka dhacday Degmda Dilla.......

19/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal C/Rashiid Xasan Mataan iyo wafti iskuduwayaal ah oo uu hogaaminaayay oo maalmihii u dambeeyay ku guda jiray Kormeer ay ugu kuur galayayaan xaalada deegaanada gobolka Awdal ayaa markan gaadhey deegaanada Seemaal, Boodhka,Kaxda,kala baydh, Edegan Hadhwanaag,Siimoodii, Xamarta-Hogeed Ruqi, Baki iyo old Baki.
Oo ka tirsan degmada Baki ee gobolka Awdal.

Waftigan ayaa waxa halkaasi kusoo dhaweeyay gudoomiyaha degmada Baki iyo odayasha deegaanadaasi iyagoona warbixin guud kasiiyay waftiga xaalada guud ee deeganka iyo adeegyada aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah bulshada deegaanadaasi ee u baahan in wax laga qabto.......

19/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Horumarinta Reer Miiyga Maamulka Degmada Baki Masuuliyiin ka kala socda Baanka Horumarinta Africa iyo Hay'ada Save the Children's Ayaa si wadajira u dhagax dhigay dhismaha Suuqa hilibka iyo Khudaarta ee Baki......

18/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/Rashiid Xasan Mataan, Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Duqa degmada Boorama,Masuuliyiin ka kala socday Baanka Horumarinta Africa iyo Hay'ada Save the children's Ayaa si wada jira u dhagax dhigay dhismayaal cusub oo lagu kordhinayo Kawaanka Gawraca Iyo Saylada Iibka Xoolaha ee Boorama......

18/08/2026

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mudane C/rashiid Xasan Mataan Ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Ay wehelinayeen saraakiil sare oo ka kala socday Baanka Horumarinta Africa iyo Hay'ada Save the children,
kulankani ayaa ka qabsoomay xafiiska gudoomiyaha gobolka Awdal waxaana goob joog ahaa duqa degmada boorama iyo iskuduwaha Wasaaradda xanaanada Xoolaha ee Gobolka Awdal

ujeedka socdaalka weftigani ayaa qayb ka ahaa hirgalinta mashaariic horumarineed oo ay ka mid yihiin dib u dhiska Kawaanka Xoolaha Lagu qalo ee boorama iyo sidoo kale dhismayaal laga hirgalin doono suuqyada hilibka iyo khudaarta ee degmooyinka Baki iyo lughaya.....

Address

Borama
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Awdal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share