Shalaw Dheere

Directions

Shalaw Dheere Arimaha Bulshada iyo wararka saxda ah.

16/08/2026

Celebrating my 12th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

WAR DEG DEG AH. AAgaasimaha qaybta TB-da ee dhakhtarka borama ayaa lagu eedaynayaa inuu ku kacay fal musuqmaasuq raashin...
30/07/2026

WAR DEG DEG AH. A
Agaasimaha qaybta TB-da ee dhakhtarka borama ayaa lagu eedaynayaa inuu ku kacay fal musuqmaasuq raashin.
DR. Ahmed s.sulaiman (Dr.seenyo)

WAR DEGDEG AHMaanta iyo shalay waxaa labqabtay 4qof oo baxsad ah oo kasoo cararaya xaga beesha ciise kuwaas oo kusoo qal...
04/04/2026

WAR DEGDEG AH

Maanta iyo shalay waxaa labqabtay 4qof oo baxsad ah oo kasoo cararaya xaga beesha ciise kuwaas oo kusoo qaldamay jidadka ay degan yihiin ciidamada madaniga gadabuursi waxayna sheegeen dhamaantood inay usocdeen deegaankii laga keenay oo ay kasoo dhuunteen jabhadii ay ka midka ahaayeen
Waxayna ka codsadeen in loo dhiibo dadka degaanka ciisaha ee Ethiopia.
Maadaama oo aanay dhulka kala garanayn.

03/04/2026
03/04/2026

Waxaa dhamaanba ka baxay fadhiisimihii beesha ciise kadib markii ay somaliland xidhay xuduudka gargaara galbeed halkaasi oo saldhi u hayd xuduudka etoobiyana looga imanayay.

07/02/2026

Beelaha Gadabuursi waxay qaateen dagaal wax badan ayay nabada ku dedaaleen lkn qorigii ayay qaateen soomaali cidii qoriga ka dhigi lahayd ayaa la iska rabaa.

Ciise waa laga saarayaa gobolka oodhan inta ay isa soo gaadhayaan reernuur, reer maxamed iyo bahabar muuse. Meel halgu qoro imika RR Ayaa lasugayaa maalmahan .

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shalaw Dheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category