Aayatiin International Schools

Aayatiin International  Schools Aayatiin is a secondary school that locates in Borama. It was founded in 2010.

Q2aad ee sawirada.
30/07/2026

Q2aad ee sawirada.

ALLAAH  Ayey Mahad oo dhami u sugnaatay.Waxa sinabada noogu soo dhamaday xafldda xidhitaanka sanad dugsiyeedka 2025/2026...
30/07/2026

ALLAAH Ayey Mahad oo dhami u sugnaatay.
Waxa sinabada noogu soo dhamaday xafldda xidhitaanka sanad dugsiyeedka 2025/2026. Ee dugsiyadda Aayatiin international schools.
Xaflada oo kaqabsootay barxada dugsiga waxa goob joog ka ahaa ardayda dugsiga iyo waalidiinta.
Waxana si buuxa loo shaaciyey natiijada ardaydu kala heleen.
Sidoo kalana waxa la abaal mariyey ardayda kaalmaha h**e gashay, iyadoo Lagu abaal mariyey deeq wax barasho oo dugsigu siiyey ardaydii mutaysatay,iyo jawaa'is kala duwan.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaantiin Bahda Aayatiin.

Q 2aad : ee sawirada
26/05/2026

Q 2aad : ee sawirada

Q1aad:sawirada Xaladii loo qabtay ardayda (Form Four ka ee dugsiga Aayatiin Secondary school) is la markaana la gudoon s...
26/05/2026

Q1aad:sawirada Xaladii loo qabtay ardayda (Form Four ka ee dugsiga Aayatiin Secondary school) is la markaana la gudoon siiyey shihaadada Computer ka. Oo ay mudo ku qaateen dugsiga.

  Xaflada Soo xidhitaanka  tartamadda dugsiyadda  .....sida  tartan Aqooneedka waxbarashada  iyo sportiga.              ...
24/05/2026

Xaflada Soo xidhitaanka tartamadda dugsiyadda .....sida tartan Aqooneedka waxbarashada iyo sportiga. Sanad dugsiyeedka 2025/2026.

Aayatiin cup 2026 ka, oo gabagaba  maraya.
10/05/2026

Aayatiin cup 2026 ka, oo gabagaba maraya.

Qaybo kamida sawirada koobka dugsiga Aayatiin(Aayatiin Cup 2025/2026) Oo  gabagaba maraya.
04/05/2026

Qaybo kamida sawirada koobka dugsiga Aayatiin(Aayatiin Cup 2025/2026) Oo gabagaba maraya.

Q 3aad: ee sawirada Sport ga ee Aayatiin International schools Cup  2025/2026.
29/04/2026

Q 3aad: ee sawirada Sport ga ee Aayatiin International schools Cup 2025/2026.

Q 2aad ee sawirada  Sport ga ee Aayatiin International schools Cup 2025/2026.
28/04/2026

Q 2aad ee sawirada Sport ga ee Aayatiin International schools Cup 2025/2026.

Q 1aad: sawirad fasaladii wada ciyaaray.
27/04/2026

Q 1aad: sawirad fasaladii wada ciyaaray.

Address

Dhigta Area
Borama
25263

Telephone

+252659930337

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayatiin International Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share