Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada Bosaso

Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada  Bosaso Dab damis

28/07/2026

Dowladda Hoose ee Degmada Boosaaso waxay bulshada ku wargelinaysaa inay muujiyaan feejignaan iyo taxaddar dheeraad ah si looga hortago halista dabka, gaar ahaan xilligan xagaaga oo ay jiraan dabaylo xooggan oo keeni kara inuu dabku si degdeg ah u fido, una khatar geliyo nafta iyo hantida shacabka.

Dowladda Hoose waxay mudnaanta koowaad siinaysaa badbaadinta bulshada, iyadoo diyaarisay gaadiidka dab-damiska iyo shaqaale heegan ku jira 24 ka saac.

Muwaadin, haddii aad aragto dab ama xaalad sababi karta dab, fadlan si degdeg ah ula xiriir Dowladda Hoose ama laamaha dab-damiska si looga hortago waxyeello soo gaarta bulshada.

25/05/2026

Garoonka shuhadada iyo dab damiska d/hoose

Waxa lagu guulaysay dab kakacay Guri ku yaal Kasoo horjeedka Hotel Gayre Magaaladda Bosaaso
29/11/2025

Waxa lagu guulaysay dab kakacay Guri ku yaal Kasoo horjeedka Hotel Gayre Magaaladda Bosaaso

Address

Bosaso

Telephone

907718143

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka Dab-damiska D/hoose ee magalada Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share