Garsoorka Gobolka Bari

Garsoorka Gobolka Bari Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garsoorka Gobolka Bari, Law enforcement agency, Bosaso.

23/07/2026

Hadal-jeedinta:-Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka gobalka Bari || Shir Lagu Xoojinayo Helitaanka Kaalmada Sharciyeed iyo Isku Xirka Adeeg-bixiyeyaasha Garsoorka.

01/07/2026

Madaxweynaha Dowladda Puntland, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Golaha Garsoorka Puntland. kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, Guddoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Sare, Xeer Ilaaliyaha Guud, Garsoorayaasha Maxkamadda Sare, Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Bari, Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Boosaaso, iyo Xeer Ilaaliyaha Gobolka Bari.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta adeegyada caddaaladda, dardargelinta wada-shaqaynta hay’adaha dowladda, iyo horumarinta hannaanka garsoorka si loo xaqiijiyo caddaalad hufan, madax-bannaan oo shacabka si siman ugu adeegta.

Xafiiska Warbaahinta Garsoorka Gobolka Bari , Puntland.

Address

Bosaso
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garsoorka Gobolka Bari posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share