NEDYO

NEDYO Noobir Environment & Development Youth Organization.

13/07/2026

:- Dadwaynaha Ku Dhaqan Magaalada Xiriiro Ayaa Cabasho Xoogan Ka Muujiyey Burburka Ku Yimid Wadada Isku Xirta Magaalada Iyo Halka Ay Ku Yaaliin Isbitaalka Iskoolka Iyo Saldhiga Magaalada.

13/07/2026
Ururka NEDYO (Noobir Environment & Development Youth Organization) ayaa maanta si guul leh u fuliyay olole dhir-beeris a...
29/06/2026

Ururka NEDYO (Noobir Environment & Development Youth Organization) ayaa maanta si guul leh u fuliyay olole dhir-beeris ah oo laga sameeyay Ceelka Magaalada iyo Isbitaalka Guud iyadoo ujeeddadu tahay cagaarinta deegaanka, qurxinta goobaha bulshada, iyo kor u qaadidda wacyiga ilaalinta deegaanka.
NEDYO waxay uga mahadcelinaysaa dhammaan intii ka qayb qaadatay ololahan, waxayna bulshada ku boorinaysaa inay ilaaliyaan geedaha la beeray si ay u noqdaan dhaxal waara oo ay ka faa'iidaystaan jiilasha soo socda.
🌿 Hal-ku-dheg: "Aan Wada Cagaarinno Deegaankeenna, Aan Wada Ilaalino

26/06/2026

Haaji Abdirisaaq Hujaale OO bogadiyeey shaqada ururka NEDYO uhayaan degaanka

26/06/2026

Gudoomiyaha ku xigeenka URURKA NEDYO Teamkayada ururka NEDYO waxanu ku howlanahay in aan ka shaqayno deeganada Noobir

25/06/2026

Nabadoon Maxamuud Cismaan Cilmi Gardax Ayaa Bogaadiyey Howlaha Shaqo Ee Uu Hayo Ururka NEDYO

23/06/2026

Abdirahmaan Ismaaciil Oo Ka Mida Xubnaha URURKA NEDYO Ayaa Ka Warbixiyey Howlaha shaqo Ee Ururku Ka Hayo Magaalada Xiriiro.

23/06/2026

Axmad Maxamad Mire ahmed Jineed Oo Ka Mida Xubnaha URURKA NEDYO Ayaa Ka Warbixiyey Howlaha shaqo Ee Ururku Hayo.

22/06/2026

Ganacsade Maxamad Bashiir Ayaa Bogaadiyey Shaqada Baaxada Leh Ee Ay Hayaan Dhalinyarada Ururka Nedyo

21/06/2026

Gudoomiyaha URURKANEDYO abdirshid Muuse Gardaro Ayaa Ka Warbixiyey Shaqada Boholo Xirka Ee Uu Wado URURKANEDYO

Address

Eastleigh
Bosaso
01000

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:00
Tuesday 07:00 - 23:00
Wednesday 07:00 - 23:00
Thursday 07:00 - 23:00
Saturday 07:00 - 23:00
Sunday 07:00 - 23:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NEDYO posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share