Billad Soor Social Awards

Billad Soor Social Awards WELCOME BILLADSOOR SOCIAL AWARDS
Competition and awards company

10/02/2026
waqtiga isdiwaan gelintu waa dhamaad
07/02/2026

waqtiga isdiwaan gelintu waa dhamaad

Aqbalaada fulinta iyo qabanqaabada tartanka Bosaso school cupπŸ†
07/02/2026

Aqbalaada fulinta iyo qabanqaabada tartanka Bosaso school cupπŸ†

MAHADCELIN .Billadsoor Social Awards waxay mahad ballaaran iyo qaddarin sare u diraysaa EAUH Hospital Bosaso (Isbitaalka...
31/01/2026

MAHADCELIN .
Billadsoor Social Awards waxay mahad ballaaran iyo qaddarin sare u diraysaa EAUH Hospital Bosaso (Isbitaalka Jaamacadda Bariga Afrika) oo si sharaf leh u aqbalay inay qayb ka noqdaan Tartanka Kubadda Iskuulada Magaalada Boosaaso (Bosaso School Cup 2026).

Isbitaalka EAUH wuxuu muujiyey masuuliyad bulsho, taageero dhalinyaro iyo daryeelka badqabka ardayda, taas oo ka tarjumaysa kaalinta weyn ee ay kaga jiraan horumarinta bulshada. Waxaan ku faraxsanahay iskaashigan qiimaha badan, waxaana rajaynaynaa wada-shaqayn miro dhal ah.

πŸŸ₯ FIIRRO GAAR AH – ARDAYDA TARTAMAYSA πŸŸ₯
Dhammaan ardayda ka qaybgelaysa tartanka Bosaso School Cup 2026, waxaan si gaar ah idiin xusuusinaynaa in:
⚽ Tartankani ujeeddadiisu ma aha xoog iyo dhaawac,
⚽ ee uu yahay madal lagu soo bandhigayo xirfad, hibo iyo ciyaar wanaag (fair play).

🚫 Waa mamnuuc:
In ciyaaryahan uu si kas ah u waxyeelleeyo ciyaaryahan kale
In la sameeyo ciyaar rabshad ku dhisan ama anshax xumo

βœ… Waxaa la dhiirrigelinayaa:
Ixtiraamka ciyaartoyda kale
La-dhaqanka shuruucda ciyaarta
Isboorti iyo akhlaaq wanaag

Badqabka ardayda waa mudnaanta koowaad, waxaana lala socon doonaa anshaxa ciyaarta inta tartanku socdo.

Chumca wanaagsan ayaan idinka soo Lenahay Gudaha  Billad Soor Social Awards
30/01/2026

Chumca wanaagsan ayaan idinka soo Lenahay Gudaha Billad Soor Social Awards

"πŸ“’ OGEYSIIS   πŸ“’ OGEYSIIS    πŸ“’ OGEYSIISWaxaa la ogaysiinayaa dhammaan iskuullada secondary-ga Boosaaso in 1 Febraayo 2026...
28/01/2026

"πŸ“’ OGEYSIIS πŸ“’ OGEYSIIS πŸ“’ OGEYSIIS
Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan iskuullada secondary-ga Boosaaso in 1 Febraayo 2026 ay bilaabanayso booqashooyinka iskuullada.

Booqashada ayaa lagaga warbixin doonaa wacyigalino dhirigalin warbixinta tartanka iyo qaababka isdiwaangelinta Rasmiga ah iyo sidookale shuruudaha laga rabo iskoolka isdiwaan gelinaya.

Iskuullada waxaa laga codsanayaa inay team-ka notice-ka soo booqanaya u fududeeyaan howlahooda, una diyaar garoobaan."

26/01/2026

Bosaso school cub

26/01/2026

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Billadsoor Social Award wuxuu si rasmi ah u shaacinayaa tartan kubadeed oo loogu talagalay iskullada Secondary-ga ah ee ku yaalla magaalada Boosaaso kaas oo fursad u ah in iskuul walba uu soo saaro hibada qarsoon ee ardaydiisa kuna soobandhigo tartankan oo ka qabsoomi doona magalada bosaaso πŸ†

Tartankan waxaa iska kaashaday xiriirka kubada cagta puntland oo garsoorka iyo awaamirta leh iyo billadsoor social award oo fulinta qaabilsan

πŸ“’ Isdiiwaangelintu waa FURAN TAHAY!
πŸ—“ Isdiiwaangelinta:
▢️ Bilaabanaysa: 1-Feb-2026
⏹ Dhammaanaysa: 10-Feb-2026

πŸ“Œ Shuruud:
βœ…Cida is diwaan gelinaysa ardaya maha wa iskuulada
βœ… Keliya iskullada Secondary-ga ah ee ku yaalla Boosaaso ayaa ka qayb qaadan kara

⚽ Bilowga Tartanka:
πŸ“… 13-Feb-2026

πŸ“ž Wixii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir:
πŸ“± 907473041
πŸ“± 0905981689
πŸ“± 0702052814

πŸ”₯ Ha moogaan fursaddan!
🎯 Soo diiwaangeli dugsigaaga, muuji hibada ardaydaada, kuna tartan koobka πŸ†

Address

Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Billad Soor Social Awards posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category