12/08/2026
๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐๐ฅ๐ข๐ข๐ฆ! ๐
Hambalyo iyo bogaadin ayaan u dirayaa saaxiibkay ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ต๐บ๐ฎ๐ป ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ท๐ท๐ถ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ๐ฟ (Guray) iyo marwadiisa ๐ ๐ถ๐๐ ๐๐บ๐ฎ๐น ๐ฆ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ ๐๐ฏ๐ฑ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ, munaasabadda arooskooda.
Waxaan idiin rajaynayaa nolol guur oo farxad, jacayl, barwaaqo iyo is-qaddarin ku dhisan. Alle ha idinka dhigo kuwii isku waara kheyr iyo wanaag, hana idiin barakeeyo gurigiinna cusub.
ุจุงุฑู ุงููู ููู
ุง ูุจุงุฑู ุนูููู
ุง ูุฌู
ุน ุจูููู
ุง ูู ุฎูุฑ ๐คฒ
Hambalyo mar kale awowe, aroos wacan!