Sahal Group

Sahal Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sahal Group, Bosasso.

SAHAL GROUP Waxay saaxiibkaaga Tiknoolajiyada, Latalinta ganacisga, Tababarada iyo Waxbarashada iyo Amniga nidaamyada sh...
22/10/2025

SAHAL GROUP Waxay saaxiibkaaga Tiknoolajiyada, Latalinta ganacisga, Tababarada iyo Waxbarashada iyo Amniga nidaamyada shirkadaha.

πŸ›‘ JOOJI in aad shaqada ganacsigaaga ka maamusho toban meel, taas badalkeed SahalERP ayaan kusoo kordhinay oo kuu xalinay...
18/10/2025

πŸ›‘ JOOJI in aad shaqada ganacsigaaga ka maamusho toban meel, taas badalkeed SahalERP ayaan kusoo kordhinay oo kuu xalinaya taas.

SahalERP waa Nidaam Casri ah oo dhameystiran, gaar ahaan loo diyaariyay inuu fududeeyo maamulka ganacsigaaga.

Waxaad si fudud hal meel uga maamulan kartaa dhammaan hawlaha ganacsigaaga sida:
πŸ“Š Xisaabaadkaada (Accounting): Kontrool lacagta soo galaysa iyo ta baxaysa.
πŸ“¦ Alaabtaada (Inventory): La soco dhammaan badeecaddaada.
πŸ’° Iibkaaga (Sales): Maamul dalabyada, qaansheegyada, iyo macaamiisha.
πŸ’΅ Mushaarkaaga (Payroll): Ku maamul shaqaalaha iyo mushaarkooda.

Sahal Group waxay ku keentay SahalERP oo ah hal nidaam oo weyn (ERP) oo shirkadaada oo dhan aad ku maamulan karto.

πŸ‘‰ WAC HADA si aad u hesho demo bilaash ah oo aan ku tuseyno sida SahalERP uu ganacsigaaga u bedeli karo!
9905 735 383

Leadership Coaching & Mentorship πŸš€ Ma Doonaysaa Inaad Noqoto Hogaamiye Saameyn Leh oo kobciya kooxdiisa.Halkaan kaga soo...
18/10/2025

Leadership Coaching & Mentorship
πŸš€ Ma Doonaysaa Inaad Noqoto Hogaamiye Saameyn Leh oo kobciya kooxdiisa.

Halkaan kaga soo biir Groopka ardada: πŸ”— https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x

Kusoo biir tababarka khaaska oo ku saabsan Hogaaminta - Leadership Coaching & Mentorship oo ay bixinayso Sahal Consulting! Barnaamijkan waxa uu kaa caawinayaa inaad horumariso xirfadahaaga hoggaamineed, aad samayso saameyn togan, iyo inaad dhiirigeliso dadka kale.

Maxaad ka faaido doontaa markaad dhamayso?
βœ… Kobcinta Xirfadaha Hogaaminta Istiraatijiyadeed (Strategic Leadership Skills)
βœ… Dhisidda Koox Adag iyo Xallinta Khilaafaadka (Team Building & Conflict Resolution)
βœ… Tababarka iyo La-talinta Shaqaalaha (Effective Coaching & Mentorship)
βœ… Go'aan Gaarid Deggan & Maareynta Isbedelka (Decision Making & Change Management)
βœ… Taageero joogto ah iyo Shabakad Hogaamineed (Ongoing Mentorship & Leadership Network)

Yaa ka faaidaysan kara tababarkan:
➑️ Maareeyayaasha iyo Kormeerayaasha shirkadaha
➑️ Dadka doonaya inay booska hoggaaminta u tartamaan
➑️ Milkiilayaasha Ganacsiyada ee raba inay kobciyaan shaqaalahooda
➑️ Xirfadlayaasha doonaya inay saameyntooda shaqo kordhiyaan
➑️ Qofkasta oo doonaya in uu barto xirfadan.

Goobta: juba one street, Bosaso, Sahal Consulting Office
Taariikhda Bilaabashada: laga bilaabo 20
Waqtiga: Gelin Danbe -Galab iyo Habeen
Tirada kasoo qeyb galayaashu waa xadidantahay.

Halkaan kaga soo biir Groopka ardada: πŸ”— https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x

πŸ“ž Call/WhatsApp: 9905 735 383

18/10/2025

Sidee wax ooga badali karnaa hal abuurkaaga ama ganacsigaaga?
Ma jeceshahay ganacsigaaga, ama fikraddaada ganacsi inay heer cusub gaarto?

Sahal Consulting oo ah qeybta latalinta ee Sahal Group waxay kaa caawinaysaa inaad si xeelad leh u qorshayso, un kobciso ganacsigaaga si aad guulo muuqda u gaarto.

Waxaan kaala shaqayn karnaa 5 qaybood, oo adeegyo muhiim ah:
πŸ”Ή Business & Organizational Consulting –Latalinta , dhisidda nidaamyada ganacsiga.
πŸ”Ή Strategy Services – Qorsheynta istiraatiijiga ah ee horumarinta iyo guusha ganacsiga.
πŸ”Ή ICT & Digital Solutions – bixinta adeegyo dijitaal ah si ganacsigaagu u hormaro.
πŸ”Ή Workforce Development & Capacity Building – Tababarro iyo dhisidda xirfada shaqaalaha.
πŸ”Ή Market Access & Trade Facilitation – Fursado suuq-geyn, iskaashi, iyo kobcinta badeecadaha.
πŸ”Ή Digital Marketing & Branding – Dhisidda sumaddaada iyo gaaritaanka macaamiishaada adoo adeegsanaya suuq-geyn dijitaal ah
πŸ”Ή Managed Support Service – waxaan bixinaa adeegyo joogta ah, si markasta loo taagero ganacsigaaga ama hay'adaada.

πŸ“© Ma rabtaa inaad ogaatid sida Sahal Consulting kaaga caawin karto yoolalkaaga?

Nagala soo xiriir
905735 383

Entrepreneurship & Startup Growth Coaching & Mentoring Training πŸš€ Ma Doonaysaa Inaad Ganacsi Bilaawdo ama Koriiso mid ku...
18/10/2025

Entrepreneurship & Startup Growth Coaching & Mentoring Training
πŸš€ Ma Doonaysaa Inaad Ganacsi Bilaawdo ama Koriiso mid kuu dhisnaa?

Halkaan kaga soo biirGroopka ardada: https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x

Kusoo biir tababarka khaaska ah ee Entrepreneurship & Startup Growth Coaching & Mentoring Training oo ay bixinayso Sahal Consulting!. Barnaamijkan waxa uu kaa caawinayaa inaad hesho xirfadaha lagama maarmaanka u ah bilaabista ama korinta ganacsiga

βœ… Maxaad ka faaido doontaa markaad dhamayso
✨ Business Idea Validation & Refinement
πŸ“ˆ Startup Planning & Growth Strategies
πŸ’° Financial Management & Fundraising Tips
🧠 Mindset & Leadership Development
🀝 Ongoing Mentorship & Support Network

🎯 Yaa ka faaidaysan kara tababarkan:
βœ… Dhalinyarada doonaysa inay ganacsi bilaabaan
βœ… Dadka bilaabay ganacsi laakiin u baahan taageero iyo kobcin
βœ… Milkiilayaasha ganacsiyada yaryar
βœ… Ardayda ama xirfadlayaasha doonaya inay noqdaan ganacsato

πŸ“ Goobta: juba one street, Bosaso, Sahal Group Office
πŸ“… Taariikhda Bilaabashada: laga bilaabo 21
πŸ•˜ Waqtiga: Gelin Danbe
πŸ’Ό Tirada kasoo qeyb galayaashu waa xadidantahay.

πŸ‘‰ Isdiiwaangeli hadda si aadan uga harin!
Halkaan kaga soo biirGroopka ardada: https://chat.whatsapp.com/JQ5DF4Smop6HXGeMdurS6x
πŸ“² Call/WhatsApp: 906 793 748
🌐 Booqo: sahalconsulting.com

πŸš€ Ma jeceshahay ganacsigaaga, ama fikraddaada ganacsi inay heer cusub gaarto?Qeybta latalinta ee Sahal Group -Sahal Cons...
18/10/2025

πŸš€ Ma jeceshahay ganacsigaaga, ama fikraddaada ganacsi inay heer cusub gaarto?

Qeybta latalinta ee Sahal Group -Sahal Consulting waxay kaa caawinaysaa inaad si xeelad leh u qorshayso, un kobciso ganacsigaaga si aad guulo muuqda u gaarto.

Waxaan kaala shaqayn karnaa 5 qaybood, oo adeegyo muhiim ah:
πŸ”Ή Business & Organizational Consulting –Latalinta , dhisidda nidaamyada ganacsiga.
πŸ”Ή Strategy Services – Qorsheynta istiraatiijiga ah ee horumarinta iyo guusha ganacsiga.
πŸ”Ή ICT & Digital Solutions – bixinta adeegyo dijitaal ah si ganacsigaagu u hormaro.
πŸ”Ή Workforce Development & Capacity Building – Tababarro iyo dhisidda xirfada shaqaalaha.
πŸ”Ή Market Access & Trade Facilitation – Fursado suuq-geyn, iskaashi, iyo kobcinta badeecadaha.
πŸ”Ή Digital Marketing & Branding – Dhisidda sumaddaada iyo gaaritaanka macaamiishaada adoo adeegsanaya suuq-geyn dijitaal ah
πŸ”Ή Managed Support Service – waxaan bixinaa adeegyo joogta ah, si markasta loo taagero ganacsigaaga ama hay'adaada.

πŸ“© Ma rabtaa inaad ogaatid sida Sahal Consulting kaaga caawin karto yoolalkaaga?

Nagala soo xiriir
+252905735383
906 793 748

Ku soo dhowow Sahal Consulting! πŸ‘‹ Waxay Sahal Group idiin soo kordhisay qeybta latalinta.Waxaan u taagan nahay inaan ka ...
18/10/2025

Ku soo dhowow Sahal Consulting! πŸ‘‹ Waxay Sahal Group idiin soo kordhisay qeybta latalinta.

Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa Bariga Afrika xalal khibrad leh oo kor u qaada koboca ganacsiga, hufnaanta, iyo guusha ganacsiga. πŸš€
Adeegyadeena waa:

1️⃣ Business & Organizational Consulting
2️⃣ Capacity Building & Professional Development
3️⃣ Market Access & Trade Facilitation 🌍
4️⃣ ICT Solutions

At Sahal Consulting, we tailor our services to meet your unique challenges and help you unlock new opportunities.

Adeegyada Sahal Consulting waa kuwa udiyaarsan in ay ka jawaabaha baahida iyo caqabadaha ganacsiga, shirkadaha iyo hayadaha, waxayna kaa caawinayaan in aad xal u hesho isla markaasna fursado cusub oo ganacsi aad hesho.

πŸ‘‰ Nala soco si aad u hesho talooyin, warar, iyo xog cusub oo kaa caawinaya inaad horumariso hay’addaada!

Aan wada dhisno mustaqbal xooggan oo caqli badan oo Soomaaliya iyo gobolka ah.

Ku soo dhowow Sahal Consulting! πŸ‘‹ Qeybta Latalinta ee Sahal Group. Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada So...
18/10/2025

Ku soo dhowow Sahal Consulting! πŸ‘‹ Qeybta Latalinta ee Sahal Group.

Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa Bariga Afrika xalal khibrad leh oo kor u qaada koboca ganacsiga, hufnaanta, iyo guusha ganacsiga. πŸš€
Adeegyadeena waa:

1️⃣ Business & Organizational Consulting
2️⃣ Capacity Building & Professional Development
3️⃣ Market Access & Trade Facilitation 🌍
4️⃣ ICT Solutions

Adeegyada Sahal Consulting waa kuwa udiyaarsan in ay ka jawaabaha baahida iyo caqabadaha ganacsiga, shirkadaha iyo hayadaha, waxayna kaa caawinayaan in aad xal u hesho isla markaasna fursado cusub oo ganacsi aad hesho.

πŸ‘‰ Nala soco si aad u hesho talooyin, warar, iyo xog cusub oo kaa caawinaya inaad horumariso hay’addaada!
Aan wada dhisno mustaqbal xooggan oo caqli badan oo Soomaaliya iyo gobolka ah.

17/10/2025

πŸ“’ Introducing Sahal Group: Your Partner for Integrated Business Growth! πŸš€

​We are a Technology & Education Solutions provider, offering four integrated pillars to help your organization thrive in the digital age:
βœοΈβ€‹Consulting | Strategic planning and business transformation.
βœοΈβ€‹β€‹ERP | Seamless enterprise systems and operational efficiency.
βœοΈβ€‹β€‹EdTech | Digital learning and advanced talent development
βœοΈβ€‹Infra & Sec | Managed IT, network engineering, and robust security

Consulting | ERP | EdTech | Infra & Sec

​Tap the link in our bio to learn how we can build your roadmap for success!

Address

Bosasso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahal Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Sahal Group:

Share