29/08/2026
๐ข ๐๐๐-๐-๐๐๐๐๐๐ | ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ง๐ญ๐
PSA waxay ogeysiinaysaa dhammaan abwaannada, hal-abuurayaasha, filim-sameeyayaasha, suxufiyiinta iyo soo-saarayaasha nuxurka warbaahinta in waqtiga k**a dambaysta ah ee soo-gudbinta hal-abuurka Tartanka Nabadda Puntland ee Warbaahinta iyo Suugaanta la kordhiyey.
โฐ Xilliga cusub ee k**a dambaysta ah: ๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ญ๐๐ฆ๐๐๐ซ ๐๐๐๐
Haddii aad weli diyaarinayso hal-abuurkaaga, tani waa fursaddaadii aad ku soo gudbin lahayd.
Tartanku wuxuu aqbalayaa hal-abuurro asal ah oo ka hadlaya:
๐๏ธ Nabadda iyo nabad-dhisidda
๐ค Dib-u-heshiisiinta iyo wada noolaanshaha
๐ซฑ๐ฝโ๐ซฒ๐พ Midnimada iyo isku-duubnida bulshada
๐๐๐ฒ๐๐๐ก๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐
1. ๐ฅ Muuqaallada Nabadda
Filim gaaban, dokumentari ama muuqaal hal-abuur leh oo gudbinaya farriimo ku saabsan nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada.
2. โ๏ธ Suugaanta Nabadda
Gabay, buraanbur, geeraar ama suugaan kale oo asal ah, kuna baxaysa af-Soomaali. Suugaanta waxaa lagu soo gudbinayaa muuqaal.
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ฌ๐ก๐
๐ฅ Kaalinta Koowaad: $500
๐ฅ Kaalinta Labaad: $400
๐ฅ Kaalinta Saddexaad: $300
๐
๐ข๐ข๐ซ๐จ ๐๐๐๐ซ ๐๐ก: Tartamada Suugaanta iyo Warbaahintu waa kala madax-bannaan yihiin, waxaana mid kasta si gaar ah loo qiimaynayaa loona abaalmarinayaa.
๐ฉ ๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐จ ๐๐จ๐จ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ง๐๐ฒ๐จ
๐ง Iimayl: [email protected]
๐ Gacan-ku-gudbin: Xafiiska PSA, Villa Beyra, Gaalkacyo
๐ Wixii faahfaahin dheeraad ah: 0905667201
๐
Ha seegin fursaddan. Waqtiga cusub ee k**a dambaysta ah waa 10ka Sebtembar 2026.
https://www.facebook.com/share/p/14mQMNf9R4Q/
Puntland Youth & Social Development Empowering Youth and shaping Futures Who We Are wHAT WE DO Who We Are? Puntland Youth and Social Development Association (PSA) is local non-governmental, non- profit organization established in 2002 by a group of enthusiastic young educated members of society. Thi...