30/06/2026
HAMBALYO 1-LUULYO
Ciidanka PSF waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda sannad-guurada 66aad ee xornimadda iyo midowga Soomaaliyeed.