Al Faaruuq Secondary School

Al Faaruuq Secondary School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Faaruuq Secondary School, Public School, Burco, Burao.

Ogaysiis.   Ogaysiis. Dhammaan bulshaweynta ku dhaqan magaalada burco waxa la ogeysiinaya in dugsiga facaweyn Ee alfaaru...
27/07/2025

Ogaysiis. Ogaysiis.

Dhammaan bulshaweynta ku dhaqan magaalada burco waxa la ogeysiinaya in dugsiga facaweyn Ee alfaaruuq secondary school uu bilaabay qaadashada fasalka 1aad (form one), isdiwaangelintuna wey scoots Ee fadlan h**e u gaadh.

Al Faaruuq Secondary School
Home of better education



Barre sare, Abwaan Adam Mohamud Mohamed.
25/05/2025

Barre sare, Abwaan Adam Mohamud Mohamed.

16/05/2025

Abwaan maxamed Cumar Jaamac iyo maanso uu kuu muujiyey dareenkiisa qarannimo.

Al Faaruuq Secondary School



Sawiro Q2aadHordhac Diyaar garawga custard 18may iyo ardayda Al Faaruuq Secondary School
16/05/2025

Sawiro Q2aad

Hordhac Diyaar garawga custard 18may iyo ardayda

Al Faaruuq Secondary School



14/05/2025

Huda Mustafe, waa mid ka mid ah ardayda fasalka 4-aad ee dugsiga Al-faaruuq. Hudi waxa ay maanso qiimo leh oo uu tiriyey baraha suugaanta ee dugsigu ka tirisay munaasibad hor dhac ah oo lagu weynaynayo xuska 18-ka may. Heestani waxa ay si qoto dheer uga hadlaysaa qiimaha calanka Soomaaliland, xuskiisa iyo mudnaanta uu leeyahay.

Al Faaruuq Secondary School



Sawiro  Q1aadQayb ka mid ah haldoorka ardayda dugsiga Al Faaruuq Secondary School iyo diyaar garawga xuska maalinta qara...
14/05/2025

Sawiro Q1aad
Qayb ka mid ah haldoorka ardayda dugsiga Al Faaruuq Secondary School iyo diyaar garawga xuska maalinta qaran ee 18may.

OGAYSIIS.   OGAYSIIS.   OGAYSIIS Waxaa la ogaysiinayaan dhammaan Ardayda,Waalidiinta, Macalimiinta iyo shaqaalaha in dug...
03/01/2025

OGAYSIIS. OGAYSIIS. OGAYSIIS

Waxaa la ogaysiinayaan dhammaan Ardayda,Waalidiinta, Macalimiinta iyo shaqaalaha in dugsiga AL-FAARUUQ SECONDARY SCHOOL beri oo sabti ah taarikhduna tahay 04/01/2025 dib loogu Soo noqon doono waxabarshadii teeramka 2aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 Insha allh.
Arday kastaa hasoo qaato agabkiisa oo dhan waxbarashona hawsoo diyaar garoobo.

Wabilaahi Tawfiiq



๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข  ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ  ๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข ๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต: ๐Ÿญ๐Ÿฑ/๐—ฆ๐—˜๐—ฃ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ. Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bahwaynta ardayda iyo waalidiinta schoolka ๐—”...
14/09/2024

๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐—™๐—”๐—ฆ๐—”๐—ซ ๐Ÿ“ข๐Ÿ“ข

๐—ง๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต: ๐Ÿญ๐Ÿฑ/๐—ฆ๐—˜๐—ฃ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ.

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan bahwaynta ardayda iyo waalidiinta schoolka ๐—”๐—Ÿ-๐—™๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—จ๐—ค ๐—ฆ๐—˜๐—–๐—ข๐—ก๐——๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐—ฆ๐—–๐—›๐—ข๐—ข๐—Ÿ, In barrito oo axada dugsigu fasax yahay, iyadoo ay tahay dhalashadii nabigeenna suubban "Naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee".

Al Faaruuq Secondary SchoolHome of high quality education
31/07/2024

Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education



OgaysiisDhamaan bulshada ku dhaqan gobalka togdheer waxa la ogaysiinaya in dugsiga sarre ee al faaruuq secondary schools...
30/07/2024

Ogaysiis

Dhamaan bulshada ku dhaqan gobalka togdheer waxa la ogaysiinaya in dugsiga sarre ee al faaruuq secondary schools In la rural isqoristii sannad dugsiyeedka cusub 2024-2025, uuna qaadanayo fasallada form one, isqoristu waxay ka socota xarunta dugsiga.

Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education



๐——๐—จ๐—–๐—ข Dugsiyada AL Faaruuq waxa ay Duco, Hanbalyo iyo Dardaaran u jeedinayaan ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ (๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—บ ๐Ÿฐ) ee Dugsiga Sare.Wax...
21/06/2024

๐——๐—จ๐—–๐—ข

Dugsiyada AL Faaruuq waxa ay Duco, Hanbalyo iyo Dardaaran u jeedinayaan ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ (๐—™๐—ผ๐—ฟ๐—บ ๐Ÿฐ) ee Dugsiga Sare.

Waxa aan Allah SWT idiin waydiinaynaa in uu idiin fududeeyo Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Qaranka, guul weyn oo dhammaanteen ina farxad gelisa ayaan allah idiin weydiinaya.

Al Faaruuq Secondary School



Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4aad.Al Faaruuq Secondary SchoolHome of high quality education.
18/06/2024

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 4aad.

Al Faaruuq Secondary School
Home of high quality education.



Address

Burco
Burao

Telephone

+252634585058

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Faaruuq Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category