KAFAD TV

KAFAD TV Shaaciyaha Wararka Arimaha Sharciga.📣⚖️

26/08/2026

“Masuuliyinta Qaranka maanta la dhaarinaya inagoo Dastuurka raacayna.”

Shirkadda adeegyada sharciga ee Raven Law Firm ayaa xafiis cusub ka furatay gobolka Saaxil, gaar ahaan magaalada Berbera...
25/08/2026

Shirkadda adeegyada sharciga ee Raven Law Firm ayaa xafiis cusub ka furatay gobolka Saaxil, gaar ahaan magaalada Berbera.

24/08/2026

"Ina Muraadow Mudaharadka Aad Ku Baaqday Waa Sharci-darro". Wasiirka Gaashaandhiga

30/07/2026

Goat BK nasoo follow gareeya ayuu idin yidhi waanu idin sugaynaaye.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa xadhiga ka jaray dhisme ...
21/07/2026

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu soo kordhiyey Maxkamadda Gobalka Banaadir, kaasi oo waxwayn ka tari doona shaqada loogu qabta bulshada ku dhaqan gobalka Banaadir.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qoraaga buugga Dowlad-dhi...
21/07/2026

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee JSL Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay qoraaga buugga Dowlad-dhiska Somaliland (Somaliland State Building) Dr. Axmed Maxamuud (Barawaani).

20/07/2026

"Gabadh Reer Somaliland Ah Kalifay Tuutaha Inay Xidhato, Una Sahan Tagtay Dadkeeda". Fihiima

20/07/2026

"Waxan leeyahay reer sool, waan idiin imanayaa ee hala isoo dhaweeyo". Goosha

20/07/2026

Guddoomiyaha Wakiillada & Masuuliyiinta Beelaha Dhulbahante ee Somaliland Ayaa Soo Dhaweynaya Fahiima Quuje.

18/07/2026

"Duruufta shacabka anigoon ka indho qarsanayn hadana adkaysigeena ayay kamid tahay cashuurta bixintu" Marwo Amina Waris

Address

Burco

Telephone

+252672063202

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KAFAD TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to KAFAD TV:

Share