Omar Gure

Omar  Gure Former Director General Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation Galmudug

21/08/2026

Ruux mutaystaa mahadsanid ladhahaa
MD Ahmed Abdi Kaarie

Sharaf iyo Karaama Bulshada iyo Madaxda Degmada Gaalkacyo

18/08/2026

Gaalkacyo, Gob Gurigeed

17/08/2026

Gaalkacyo

14/08/2026

Caawoo kalana madaxaa Nafuran.

Gaalkacyo iyo Damaashaadka Maalinta Galmudug

Hambalyo Taliye Ilyas Cagawayne,Alalha kula garab-galo masuuliyada laguu dhiibay.Guulayso.
20/07/2026

Hambalyo Taliye Ilyas Cagawayne,

Alalha kula garab-galo masuuliyada laguu dhiibay.
Guulayso.

19/07/2026

Nin Rag ah🙏

Waxaan soo xasuustay Hada kahor xili aan Xoolaha Ceelka usoo dhuri-jiray oo ceelkeeni labaalay inta mas wayn ceelka ii soo galay Dabadeedna markaan sheegay in mas wayn soo galay, layga saaray ceelki, lkn ragii meesha joogay nin ubareera la waayay ayadoo xoolihiina oon la horan yihiin.

Markaas baa inta bud wayn aabe ii dhiibay yiri waryaa iska celi bahalka oo xoolaha soo waraabi, ana nin rag ah intaa iska dhigay baan ceelkii kulaabtay aniga iyo maskii-na dagaal culus halkii nagu dhexmaray kadib-na labo ul oo ah ul fulay ayaan madaxa kala helay deetana aan wadaantii kusoo riday markaan hubiyay inuu dhintay.

Rag waa kii soo jaba

17/07/2026

Dadkaan waxaa ka dhexeeya: waxaan Birna goyn Biyana mayrin.

16/07/2026

Mayorka Sanadkaan iyo 5sano ee soo socota.

-Adeeg hufan, Maamul furfuran, iyo Gaalkacyo horumarsan!

08/07/2026

Amaano iyo Adeeg Bulsho,

Markale iyo Gaalkacyo Qableh

30/06/2026

Damaashaadka Maalinta Xornimada Dalka

Address

Dhuusamareeb

0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Gure posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Omar Gure:

Shortcuts

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share