Col Khalif Abdulle Malin

Col Khalif Abdulle Malin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Col Khalif Abdulle Malin, Government Official, Dhuusamarreeb.

12/07/2026

“Boolisku waa hoyga nabadda iyo amniga bulshada.”

Waxaan si diirran u soo dhoweyneynaa Taliyaha Hoggaanka CID-da Galmudug, waxaana u rajeyneynaa guul iyo waxqabad hufan oo uu ugu adeego bulshada.

Sidoo kale, waxaan uga mahadcelineynaa Taliyihii h**e dadaalkii iyo shaqadii quruxda badneyd ee uu qabtay intii uu xilka hayay. Alle ha ka abaalmariyo, waxaana u rajeyneynaa guul.

Dhusamareeb, Galmudug: Waxaa maanta si rasmi ah u qabsoomay munaasabad xil wareejin ah oo uu Dhamme: Abdifitaah Mohamed ...
11/07/2026

Dhusamareeb, Galmudug: Waxaa maanta si rasmi ah u qabsoomay munaasabad xil wareejin ah oo uu Dhamme: Abdifitaah Mohamed Jama (Fooneeye) uu kula wareegay xilka. Gashanle. Elmi Abdi oo ahaa Taliyihii h**e ee CID-da Galmudug.

Xil wareejinta waxaa si rasmi ah goobjoog ka ahaa Col. Khalif Abdulle Maalin, Taliyaha Qaybta Guud ee Ciidanka Booliska Galmudug.

10/07/2026

Juma karim

01/07/2026

Hambalyo ku adan 1 Luulyo, maalinta xornimada iyo midnimada shacabka Soomaaliyeed.
Guul, horumar iyo nabad ha ku sugnaato Soomaaliya!
GUUL SOOMAALIYEED!

Hampalyo Xuska 1,da Lulyo
30/06/2026

Hampalyo Xuska 1,da Lulyo

26/06/2026

Xuska Xafladda Sanad-guurada 66-aad ee ka soo wareegtay Xornimadii Gobollada Waqooyi. 🇸🇴

Hampalyo Dhaman umada Somaliyed 26-ka Juun, sanadguuradii 66-naad ee kasoo wareegatay xornimadii gobollada waqoyi.
26/06/2026

Hampalyo Dhaman umada Somaliyed 26-ka Juun, sanadguuradii 66-naad ee kasoo wareegatay xornimadii gobollada waqoyi.

Galmudug state house ✅
16/06/2026

Galmudug state house ✅

Address

Dhuusamarreeb

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Col Khalif Abdulle Malin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share