Galmudug Counterterrorism GCT

Galmudug Counterterrorism GCT GALMUDUG Counterterrorism
The Galmudug Counterterrorism is working to combat terrorism in a variety of ways.

For example, it monitors potential terrorists, promptly identifies individuals who may be becoming radicalised and provides at-risk people

Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Naftii halige doonayay inuu isku qarxiyo shacabka d...
18/06/2022

Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Galmudug ayaa gacanta ku dhigay Naftii halige doonayay inuu isku qarxiyo shacabka degmadda Baxdo ee gobolka Mudug.

Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Galmudug State ayaa hubiyay 70 ka mida meeydadka Maleeshiyaadka argagixisadda Al-Sh...
18/06/2022

Ciidanka la dagaalanka argagixisadda Galmudug State ayaa hubiyay 70 ka mida meeydadka Maleeshiyaadka argagixisadda Al-Shabaab oo lagu laayay degaanka Baxdo oo ay weerar ku qaadeen.
Argagixisadda waxaa ku dhacay jab.

24/02/2020

Maamulihii shirkadda HORMUUD ee Jilib ayaa lagu dilay duqeyn ay fuliyeen diyaaradaha Mareykanka, laakiin Dowladda Federaalka waxay sheegtay isla ninkaas inuu yahay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab. http://bit.ly/37RW5ft

27/01/2020

Galkacyo waxaa ku jira seddex baabuur oo qaraxyo ku raran.
Galkacyo waxaa sahan u tegay Ninkii sahmiyay qaraxii lagu dilay Sheekh Cabdiweli Cilmi Cali Yare oo la yiraa Muxyadiin Dhooteeye Cilmi Qoobeey.
Muxyadiin Dhooteeye wuxuu horey ugu dilay halyeeyad Cibaado Cagla.
Wuxuu miino ku xiray baabuur uu leeyahay Sarkaal lagu magacaabo Yaasiin Nur Kheyre, Yaasiin Ganey laakiin sarkaalka lama socon wuxuuna baabuurkaas ku qarxay Cali Kamiin.
Muxyadiin Dhooteeye oo ku dhashay Seddex Higle Mudug ,una dhashay qabiilka Hawiye,Habargidir,Sacad,Reer Hilowle,Reer Afrax Daan wuxuu ka shaqeeyn jiray Hotel Sayid Muqdisho.
Muxyadiin Dhooteeye wuxuu ahaan jiray Ciidanka Xisbadda Al-Shabaab laakiin markii dambe waxaa loo wareejiyay qeybta sahanka iyo dilalka Amniyaatka.
Markii loo diray sahankii Sheekh Cabdiweli iyo xertiisa wuxuu ku degay Xaafadda Nadiifo Keynaan Qoobey.
Muuqaalka Lifaaqa waxaa ku jira isaga oo gaaleeysinaya Sheekh Cabdiweli.
Lacag aruurin ayaa qurbaha laga sameeyay iyadoo markii dambena Al-Shabaab lala xiriiray.
Liiska magacyadda shaqsiyaadkii lacag aruurinta sameeyay ayaan dhawaan faafin doonaa inshaa allaah.

Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay GCT Secret Footage.
14/12/2019

Video Sira oo laga duubay Ninkii Guriceel isku qarxin rabay GCT Secret Footage.

12/12/2019

Muuqaalkaan laga duubay nin isku qarxin rabay Madaxda Galmudug oo ay si qarsoodiya u duubeen Saraakiisha Sirdoonka Galmudug wuxuu ku cadeeyay in dhalinyaradda isqarxisa ay noloshooda kafaalo qaadeen Hormuud Telecom. https://www.youtube.com/watch?v=jtAwN22IjIQ

24/11/2019

Hay'adda Sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisadda waxey heshay codka Madaxa dacwa faafinta Al-shabaab Galmudug.
Ninkaan oo la yiraa Maxamed Macalin Abshir wuxuu Amiir u yahay koox taabacsan argagixisadda Al-Shabaab oo fadhigoodu yahay Koofurta Galkacyo.
Hay'adda GCT Galmudug waxey heshay cadeeymo ku filan inuu ninkaan faafiyo Fikirka xagjirka , sidoo kalena uu gaaleeysiiyo Muslimiinta si dhiigooda loo baneeysto.
Maxamed Macalin Abshir wuxuu ku sugan yahay Muqdisho. sida ku cad amar soo baxay maanta Maxamed Macalin Abshir waxaa lagu deray liiska Saraakiisha argagixisadda Al-Shabaab sidaas darteed waxaa magaciisa la dhigay Xarumaha Hay'adaha amniga , iyo garoomadda diyaaradaha.

Liiska Al-Shabaab ee Koofurta Galkacyo jooga magacyadooda ?Hay’adda Sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisadda Galmudug w...
24/11/2019

Liiska Al-Shabaab ee Koofurta Galkacyo jooga magacyadooda ?
Hay’adda Sirdoonka iyo la dagaalanka argagixisadda Galmudug waxey mudo baaris ku waday shaqsiyaadka Geed Fadhiga u ah Al-Shabaabka Koofurta Galkacyo.
1- Ninka ugu weyn Al-Shabaabka Koofurta Galkacyo waxaa la yiraa Dahir Galax.
Dahir Galax waa ninka heysta Mashruuca aruurinta Canshuurta iyo soo dhaweeynta.
Wuxuu Dahir Galax heystaa ganacsiga guud ee Koofurta Galkacyo. qabiilkiisa waa Sacad Reer Nimcaale.
2- Ninka labaad waxaa la yiraa Cabdullahi Axmed Faarax. waa ninka Dahabshiil uga wakiilka ah Koofurta Galkacyo, waxaa la qabtay xilligii Maxkamadaha isagoo u dagaalamaya Al-Shabaab, wuxuu u dhashay Sacad Reer Hilowle, Reer Ciise.
Cabdullahi Axmed Faarax wuxuu Al-Shabaab u qaabilsan yahay furista Madarasooyin lagu mara habaabiyo Caruurta si loo baro Jihaadka. wuxuu Madarasooyin fara badan ka furay guud ahaan dhulka beesha Sacad Habargidir degto. degaanadii ka caaganaa iney Al-Itixaadka tagaan sida Hobyo ,Wisil ,Gawaan ,Ceelguula, Ceeldibir, Afbarwaaqo, Bitaale ,Docol iyo Galkacyo oo talis u aheyd wuxuu ka furay madarasooyin ay dadka ashahaadka ugu qabtaan.
3- Ninka seddexaad oo ah Ninka dhaawaca laaya , waxaa la yiraa Maxamed Cabdi. Waa Agaasimaha Isbitaalka Koofurta Galkacyo, qofkasta oo dhaawacmana waa dameeystiraa.
Haddii qof ku dhaawacmo qarax ama xabad ay ku dhifteen waa ninka dhameystira oo Isbitaalka ku sumeeya. wuxuu dhashay Sacad, Reer Ayaanle.
4- Ninka afaraad waxaa la yiraa Saciid Nur Dhoore , waa ninka u qaabilsan la socoshadda , telefoonadda iyo dhaqdhaqaaqa lacag isu dirista EVC Plus. waana Wakiilka Hormuud Telecom. wuxuu u dhashay Sacad Reer Hilowle, Reer Isaaq.
5- Ninka shanaad waxaa la yiraa Cabdul Jamac dharas. Wuxuu leeyahay Hotel-ka 5Star Galkacyo, wuxuuna qaabilsan yahay dhaqdhaqaaqyadda dadka jiifta Hoteladda Koofurta Galkacyo iyo soo dhaweeyntooda. wuxuu u dhashay Sacad, Indhayar.
6- Ninka Lixaad waxaa la yiraa Cabdullahi Dhudhun , wuxuu masuul ka yahay Hotel Embassy ,waana dalaal gada dhulka. wuxuu dhashay Sacad, Reer Hilowle, Reer Isaaq.
7- Ninka todobaad waxaa la yiraa Cabdullahi Istakiin. Waa Sacad Luga yar, wuxuu qaabilsan yahay Amniyaatka iyo Sahanka.
Fiira gaara: Sawirada waa Odayaashii Galmudug ee argagixisadda u tageen kadib markii ay shaqsiyaadka kor ku xusan basaaseen si dhulka Galmudug looga dhigo bahalo galeen.

21/10/2019

Khalif M Warsame (Khalif Adale) Head of NGO affairs of Al Shabab was a member of Hormuud telecom top officials. He is married to the sister of the chairman of the company Mr Ahmed-nur Ali Jimale. Mrs Nadifo Ali Jim'ale She lives in UAE.

30/07/2019

Awaamiirta amniga Caasimadda Galmudug.
1_Muwadinkii Iska iibinaya Garigiisa Kuna Sugan gudaha Caasimada Waa Inuu Soo Wargaliyaa Xafiisyada Qabilsan Diwangalinta Gadiidka Ee Labada Xafiis.

2_Muwaadiniinta Leh Gaadiidka Waa Inay Qaataan Targada Maa,mulka Lamana Ogolan Doono Gaari Aan Laheyn Taargo Oo ah Aqoonsiga Gaariga inuu Shaqeeyo.

3_Shirkad Ama Shaqsi Iska leh Milkiyada Guri Kuyala Casimada Rabana Inuu ijaarto(Kireeysto) Waa Inuu Lasoo Xariiro Ama Yimaado Talisyada Hayadaha amniga si loola Socdo Dhaq Dhaqaaqa Cida Dagaysa Guriga Sida’ Shirkad,Hayad, INGO,Masuliyiin Ama Muwaadiniin Iska Caadiya.

4_ Cidii Kireeysa Guri Aysan Lasocodsiin Hayadaha Amniga Iyagaa Masuul Kanoqon Doona Wixii Gurigas Lagu Qabto Ama Kayimaada.

5_muwaadinkii La Qabto Isagoo Hub Kudhex Wata Caasimada sida’ qori_Bistolad_Ama Bumbo aan Laheyn Sumad Loo Raaco Isaga Iyo Hubkiisaba Waxaa Lawaregi doona Haayadaha Amniga Ee Caasimada.

6_Gaadiidka Ay Ku Dahaaranyihin muraayadaha Madow (Bensulka) Waxa Lagu Wargalinayaa Inay Iska Diwan galiyan Talisyada Amniga Si loo siiyo Aqoonsiga Beensulka.

7_Gaarigii Ku dhex Socda Xawaare Ama Karaar Kabadan 20 saacada socodka Gaariga Gudaha Magaalada waxaa loo arki Doona Gaari Kaqayb Qaadanaya Qalqalgalinta Amniga.

8_ Muwaadininta Waxaa Laga Codsanayaa Inay Si Buuxda ula Shaqeyaan Hayadaha Amniga Si Loo Ilaaliyo Badqabka Muwadinka Naftiisa Iyo Maalkisaba.

9_Muwadinkii Arka Gaari,Goob Ama Shaqsi Uu Kashakiyo Waa Inuu Si Deg Deg Ah ula Xariiro Hayadaha Amniga Si Loo baajiyo Qatar Laga Yaabo Inay Mahadho Reebto.

10_Askari Kasta Ee Katirsan Xero kamida Qaybaha Ciidanka ee Sobaxaya Waa Inuu Soo Qataa Aqonsigiisa Ciidanimo Si Aysan Udhicin Is Maandhaaf iyo Isku Ekeeyn Xiliyada Howlgaladu Socdaan.

Galmudug Counterterrorism unit   Hobyo beach
20/07/2019

Galmudug Counterterrorism unit Hobyo beach

Address

Gaalkacyo
10000

Telephone

+252615565600

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug Counterterrorism GCT posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

The Galmudug Counterterrorism is working to combat terrorism in a variety of ways. For example, it monitors potential terrorists

GALMUDUG Counterterrorism

The Galmudug Counterterrorism is working to combat terrorism in a variety of ways. For example, it monitors potential terrorists, promptly identifies individuals who may be becoming radicalised and provides at-risk people and buildings with additional security.

Security of potential targets

The GCT takes security measures to protect people and organisations that could become the target of attacks. This reduces the chances of a terrorist attack.