Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region

Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region Ku xirnow boga rasmiga ah ee degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo si aad u hesho xogihii oogu danbeeyay ee degmada iyo gobalkaba.

kuso biir boga hadii ad danaynayso xogaha Garbahaarey iyo Gedo. Fadlan gaarsii inta uusan gaarin

06/09/2026
06/09/2026

Isku so bax loga so horjeedo xadgudubkii ay Diyaaradaha an duliyaha wadin ee Turkiga ay ka gaysteen Degmada Doolow aya ka dhacay Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobalka Gedo

بسم الله الرحمن الرحيم.Maamulka Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobalka Gedo waxa ay u Hambalyaynayaan   oo kaalinta 1aad ...
27/08/2026

بسم الله الرحمن الرحيم.
Maamulka Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobalka Gedo waxa ay u Hambalyaynayaan oo kaalinta 1aad ka gashay imtixaanka Shahadiga ah ee Dawlad Gobaledka Jubaland, waxan u Mahadcelinaynaa Bahda Dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare ee Cilmi oo juhdi mira dhalay bixiyay. Waa tilaabo ku dayasho mudan.

Maamulka waxa uu si guud oogu Hambalyaynayaa guud ahaan ardayda ree Jubaland ee gulaystay

Garbahaarey: xuska dhalashada Nabigeena SCW aya si habsami leh oga socoto Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobalka Gedo. Wa...
24/08/2026

Garbahaarey: xuska dhalashada Nabigeena SCW aya si habsami leh oga socoto Degmada Garbaharey ee Xarunta Gobalka Gedo.

Waxa kaso qaybgalay Xaflada xuska iyo wayneenta Nabigeena SCW Culimada Magalada iyo Bulsho waynta Degmada.

Ogaysiis:Dhamaan  bulshada waynta Garbaharey waxan ogaysiinaynaa in pagkaan hoos ku xusan uu san ahayn pagka saxda ah ee...
06/06/2026

Ogaysiis:

Dhamaan bulshada waynta Garbaharey waxan ogaysiinaynaa in pagkaan hoos ku xusan uu san ahayn pagka saxda ah ee ku hadlo afka Mamulka Garbaharey, wax kasto oo lagu daabacana aysan ahayn mid ka turjumayso ama ku hadlayso Afka Maamulka.

DEGMADA GARBAHAREY Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu ...
07/04/2025

DEGMADA GARBAHAREY

Kulan ay maanta yeesheen Maamulka degmada Garbaharey iyo saraakiisha laamaha Amaanka sidoo kalana uu cod saday Gudoomiyaha degmada Garbaharey ayaa ula jeedkiisu ahaa Xil wareejin iyo dar daaran uusoo jeedinaayay Gudoomiye iimaan cadow kaarshe oo maalmaha inagu soo daan u anbabixi doono Dalka sacuudi caribiya halkaas oo uu kusoo gudan doono acmaasha xajka ayaa sheegay inuu shaqada sii wadi doono Gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada cabdi bare dhagey loona Baahanyahay in lagu shaqeeyo
Gudoomiye iimaan cadow oo halkiisa sii wato ayaa Fariin u diray Dhamaan shacabka ku dhaqan degmada garbaharey kana codsaday iney Cafiyaan isaguna uu cafiyay.

Isha warsame xaaji faarax

Hambalyo        Hambalyo       Hambalyokooxda  SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is d...
28/01/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

kooxda SYL oo ku guulaysatay League Cup ka Degmada. Ciyaar adag oo ay fooda is dareen dhigooda kooxda G Stars ciyaarta oo kusoo dhamaatay (2:0)

SYL CHAMPIONS OF GARBO🏆🏆🏆🙏

Sidoo kale waxaan bogaadinayna naadiga G Stars oo kaalinta 2aad ku dhameystay.

Hambalyo ayaa leeyahay labadda team ba ciyaarta wanaagsan oo aad so bandhigteen.

SPORTS HORMAR LEH.

Address

Garbahaarrey

Telephone

+252614335447

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garbahaareey District, The Capital City of Gedo Region posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share