Guutada Duufaan

Guutada Duufaan TALISKA GENERAL QALYARE

28/06/2026
Taliska Bixin ; 26 jun 2026 - Ciidanka Guutada Duufaan  waxa ay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay  joogaan ugu hamba...
26/06/2026

Taliska Bixin ; 26 jun 2026 - Ciidanka Guutada Duufaan waxa ay shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan ugu hambalyaynayaan 66-sano guurada kasoo wareegatay hanashaddii gobanimada iyo xuriyadda dalkeena Somaliyeed 26-Jun-1960, markii ugu horaysey oo Calan Soomaaliyeed laga taago Gayiga Soomaaliyeed.

-DHAMAAD-
Xafiiska Warfaafinta Ciidanka Guutada Duufaan
📍TALISKA BIXIN , GAROWE , Puntland, Somalia

Barxada General Qalyare .Waa Fagaare Taarikhi ah , Ay is taagen Dhamaan Madaxweyneyaashi soo maray Puntland , sido kalen...
04/06/2026

Barxada General Qalyare .

Waa Fagaare Taarikhi ah , Ay is taagen Dhamaan Madaxweyneyaashi soo maray Puntland , sido kalena qayb wayn ka ah Astaamaha Dowladdnimo ee Puntland dhismaheedi .

Barxada General Qalyare ALLE HA U Naxariisto Shahiidki Geesiga Ahaa Oo Magaciisa Lagu Muujiyay Ex Barxada hadana Loo Bix...
27/05/2026

Barxada General Qalyare ALLE HA U Naxariisto Shahiidki Geesiga Ahaa Oo Magaciisa Lagu Muujiyay Ex Barxada hadana Loo Bixiyay Barxada GENERAL QALYARE .

Hambalyo xulka degmada Garowe oo ku guulaystay tartankii Calmiskaad oo lagu maamuusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalki...
25/05/2026

Hambalyo xulka degmada Garowe oo ku guulaystay tartankii Calmiskaad oo lagu maamuusayay shuhadadii ku shahiiday dagaalkii xaqa ahaa.

Waxaan sidoo kale u hambalayayn degmada Qardho oo dadaal muujisay iyo dhammaan caasumadihii ka qayb galay.

Haddaan nahay ciidamada Puntland waxaan u mahadcelinaynaa madaxwaynaha Puntland, xiriirka kubbadda cagta Puntland iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay maamuuska halyayadii naga shahiiday.

Haddaan nahay Guutada Duufaan waxaan koobka ku sugayna barxadda General Qalyare.

08/04/2026

Xooga Gaarka Guutada Duufaan .

06/04/2026

✊️

Goobtu waa Taliska Guutada Ee Bixin .

Muuqalka waxaa Ku Jira Shuhado badan Oo u shahiiday Difaaca Dalka Puntland

  Waxaanu Ka Tacsiyadaynaynaa Geeriga Ku Timi ALLAHA U naxariiste GENERAL YACQUUB SIYAAD , Taliyihi H**e Ee Kuliyada cii...
04/04/2026



Waxaanu Ka Tacsiyadaynaynaa Geeriga Ku Timi ALLAHA U naxariiste GENERAL YACQUUB SIYAAD , Taliyihi H**e Ee Kuliyada ciidamada TURKISOM oo Caawa Ku Geeriyoday Magalada Nairobi .

Taliska Ciidanka Guutada Duufan Waxay Tacsudan La wadaagayan Dhamaan Ciidan waynaha , Qoyska , Saxibada Iyo Nafteena Inu ALLE samir inaga siiyo , Marxuumkana Ku Casumo JANADII FARDAWSA .

CIID WANAAGSAN Dhamaan Shacabka Somaliyeed , waxaanu Hamplayada ciida U diraynaa Dhamaan Shacabkeena Qiimaha badan Ee Mu...
19/03/2026

CIID WANAAGSAN

Dhamaan Shacabka Somaliyeed , waxaanu Hamplayada ciida U diraynaa Dhamaan Shacabkeena Qiimaha badan Ee Muslimka Anagoo Leh Farxad Ku ciida .

Masawirku waa GENERAL QALYARE SQUARE oo Si wayn Caawa U Iftiimaysa .

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutada Duufaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category