Hon. Yasiin Jaamac Cumar

Hon. Yasiin Jaamac Cumar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon. Yasiin Jaamac Cumar, Garoowe.

Official Page ๐˜พ๐™๐™–๐™ž๐™ง๐™ข๐™–๐™ฃ Of the Committee on Environment and Natural Resources of the Puntland House of Representatives. ๐™ƒ๐™ค๐™ฃ. ๐™”๐™–๐™จ๐™ž๐™ฃ ๐™…๐™–๐™ข๐™– ๐™Š๐™ข๐™–๐™ง(๐™๐™–๐™–๐™ ๐™ž๐™ก๐™ค) as Member of ๐™‹๐™ช๐™ฃ๐™ฉ๐™ก๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™‹๐™–๐™ง๐™ก๐™ž๐™–๐™ข๐™š๐™ฃ๐™ฉ.

23/07/2026

๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฆ๐š๐ช๐š๐š๐ฆ๐ค๐ž๐ž๐๐ข๐ข ๐ฆ๐š ๐ฃ๐จ๐จ๐ ๐ญ๐š๐š?

Ma sax baa inay hal-hays ka noqoto madal kasta in laga yiraahdo โ€œ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐ ๐š๐ซ๐š๐ ๐ญ๐ข ๐ค๐š๐ฆ๐š ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ช๐š๐ฒ๐›๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š?โ€

Sow gef ma aha in naloo adeegsado kelmadda โ€œ๐ˆ๐-๐˜๐€๐–โ€?

Si aan weydiimahaas jawaab ugu helno Waa inaan kala saarnaa damaca madaxda iyo danta Puntland, aynuna Talo ka yeelanaa inaan Puntland silic u dhiman!

Haddii taas la waayo, waxaa dhici karta in nin kasta damaciisu hoggaamiyo.

Soomaalinimada waxba kuma beddelanayno, balse waa xisaabtamaynaa.

26/06/2026

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž โ€” Waxaa sharaf weyn ii ahayd inaan ka qaybgalo bandhigga dhiganaha โ€œ๐…๐ฎ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐  ๐๐ซ๐จ๐ฌ๐ฉ๐ž๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ โ€“ ๐’๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐’๐ก๐ข๐๐š๐š๐ฅ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ข๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š,โ€ kaas oo uu qalinka u qaatay ๐„๐ง๐ . ๐…๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐ฅ ๐—๐š๐ฐ๐š๐ซ iyo labadiisa wiil.

Buuggan, oo ka kooban ๐Ÿ๐ŸŽ ๐œ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐› iyo ๐Ÿ‘๐Ÿ๐Ÿ ๐›๐จ๐ , wuxuu si qoto dheer uga warbixinayaa khayraadka shidaalka Soomaaliya, marxaladaha sahminta iyo soo saarista, fursadaha maalgashiga, iyo doorka uu koboca dhaqaalaha ka qaadan karo haddii si hufan oo waara loo maareeyo.

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘ด๐’–๐’๐’‚๐’‚๐’”๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’…๐’…๐’‚ 26-๐™ ๐™– ๐™…๐™ช๐™ช๐™ฃ 1960.Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo...
25/06/2026

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘ด๐’–๐’๐’‚๐’‚๐’”๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’…๐’…๐’‚ 26-๐™ ๐™– ๐™…๐™ช๐™ช๐™ฃ 1960.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan, munaasabadda 66-guurada oo ku astaysan maalintii ciidda Soomaaliyeed laga taago calanka buluugga ah ee Shanta Gees leh, 26-Juun 1960 gumaystuhuna ka baxay Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

๐–๐„๐‹๐ˆ ๐‘๐€๐‰๐€๐€ ๐‰๐ˆ๐‘๐“๐€ ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

25/06/2026

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž โ€“Sharaf weyn bay ii ahayd inaan xalay ka qaybgalo munaasabadda daah-furka buugga โ€œFederalism Imperative in Post-Conflict Africaโ€, oo si qoto dheer u lafaguraya nidaamka federaalka, fursadaha uu xambaarsan yahay iyo caqabadaha ku xeeran, isaga oo soo qaadanaya tusaalooyin kala duwan.

Buuggan waxaa qalinka u qaatay siyaasi, ๐ƒ๐ซ. ๐†๐ฎ๐ฅ๐ž๐ ๐’๐š๐ฅ๐š๐ก ๐๐š๐ซ๐ž

๐—๐Ž๐† ๐”๐‘๐”๐‘๐ˆ๐Saaka waxaan gacanta ku hayaa Wax ka bedelka Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka, & Dhismaha Dawladaha Hoose...
24/06/2026

๐—๐Ž๐† ๐”๐‘๐”๐‘๐ˆ๐
Saaka waxaan gacanta ku hayaa Wax ka bedelka Xeerka Maamulka Gobolada, Degmooyinka, & Dhismaha Dawladaha Hoose ee Puntland 2026.

Haddaba, si aan u guto waajibaadka dastuuriga ah, una xaqiijiyo ka qaybgalka muwaadiniinta ee geeddi-socodka dawlad-dhiska, gaar ahaan dhinaca xeerarka inta aan awoodo, isla markaana uga faaโ€™iidaysto aragtida, aqoonta iyo waayo-aragnimada muwaadiniinta reer Puntland, sida Goleyaasha Deegaanka, Maamullada Gobollada iyo Degmooyinka, aqoonyahannada, dhalinyarada, haweenka iyo culimada, fadlan ma igula wadaagi kartaan meelaha aad isleedihiin waa muhiim in xeerkan si qoto dheer looga bogto?

Wixii talo-bixin ah waxaad igula wadaagi kartaan: ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ค๐ข๐ฅ๐จ@๐ ๐ฆ๐š๐ข๐ฅ.๐œ๐จ๐ฆ, ama qaybta hoose ee faallooyinka.

ALLAHA MAHAD LEH.

20/06/2026

Ka Jawaabista Suโ€™aalihii Xildhibaannada Qaar ee Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Golaha Wakiillada Puntland.

๐Œ๐– ๐’๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ƒ๐ž๐ง๐ข ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐š, ๐ฆ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š...
20/06/2026

๐Œ๐– ๐’๐ข๐œ๐ข๐ข๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐ƒ๐ž๐ง๐ข ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐š, ๐ฆ๐š ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ ๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐จ๐จ ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐ฐ๐š๐ฑ ๐ค๐š๐ ๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐š ๐š๐ฒ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ž๐ž๐ง๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š? ๐Œ๐ข๐ฌ๐ž ๐ฐ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐›๐ž๐ž๐ซ๐ฅ๐š๐ฑ๐š๐ฐ๐ฌ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š? Dhalintuse ma ku barwarugsan yihiin xaqa ay leeyihiin iyo Waajibaadka Saaran si aan looga faa'iidaysano dano gaar ah?

Dhalinyarada Puntland waa tiirka ugu muhiimsan ee dawlad-dhiska, nabadda, horumarka, wadajirka bulshada iyo ilaalinta mustaqbalka Puntland. Hase yeeshee, dhalinyaradu waxay wajahaan caqabado waaweyn sida shaqo laโ€™aan, fursado waxbarasho oo kooban, adeegyo caafimaad, horumarinta ciyaaraha, ka qaybgalka siyaasadda iyo helitaanka meel ay ku soo bandhigaan hal-abuurkooda.

Haddii aan caqabadahan xal waara loo helin, waxay dhalinyaro badan ku riixi karaan khataro ay ka mid yihiin tahriib, daroogo, colaado, burcadnimo iyo xagjirnimo.

Xisbiga KAAH iyo hoggaanka Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni waxaa horyaalla imtixaan weyn: in la caddeeyo in dhalinyarada loo arko awood qaran oo mudan fursad siman, ama taas badalkeed, in la adeegsado xilliyada doorashooyinka iyo Culaysyada siyaasadeed oo keliya.

Dhalinyaradu waxay mudan yihiin in lagu qiimeeyo kartidooda, aqoontooda iyo waxqabadkooda, halkii lagu salayn lahaa cidda baraha bulshada taageerta ama amaanta bixisa.

Dhawaan waxaa jiraysa fursad aynu ku furi doono Xisbiyo cusub, wuxuuna Xisbigaygu ballanqaadayaa in uu siin doono dhalinyarada fursado siman, ka qaybgal dhab ah oo siyaasadeed, iyo qorshe gaar ah oo wax looga qabanayo baahiyaha dhalinyarada.

Ugu dambayn, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni waxaa horyaalla tijaabo cad: habka loo shaqaaleysiinayo 500-ka dhalinyarada ah iyo sida loo xaqiijinayo hufnaan, caddaalad iyo sinaanta fursadaha. Suโ€™aashu waxay tahay: ma nidaam iyo karti ayaa lagu salayn doonaa, mise hadallada taageerada iyo amaanta baraha bulshada?

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐ŸŽ ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“ Waxaan maanta Golaha Wakiillada Puntland la wadaagay warbixintii kormeerkii ay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ...
20/06/2026

๐†๐š๐ซ๐จ๐จ๐ฐ๐ž, ๐Ÿ๐ŸŽ ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”โ€“ Waxaan maanta Golaha Wakiillada Puntland la wadaagay warbixintii kormeerkii ay ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐ก๐š๐ฒ๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ƒ๐š๐›๐ข๐ข๐œ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ee Golaha Wakiillada Puntland ku tageen deegaannada Puntland intii u dhexaysay labada kal-fadhi.

Waxaan sidoo kale Golaha la wadaagnay caqabadaha jira, xaaladaha aan indha-indhaynta ku soo aragnay, iyo talooyin ku aaddan sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha taagan, si loo xoojiyo ilaalinta deegaanka iyo maaraynta khayraadka dabiiciga ah ee Puntland.

17/06/2026

Hadal-jeedinta Dejinta Ajandaha Kalfadhiga Golaha Wakiillada Puntland.

26/05/2026

๐‡๐€๐๐๐€๐€๐๐Š๐€ ๐ƒ๐ˆ๐Œ๐”๐๐‘๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐˜๐„๐˜๐๐“๐€ ๐๐”๐๐“๐‹๐€๐๐ƒ AYNU HAGAAJINO, INTA AY HADALKA LEEDAHAY!

Address

Garoowe

Telephone

+252907082770

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Yasiin Jaamac Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share