Puntland Parliament

Puntland Parliament Official page, Puntland Parliament | Represents the people | Oversights | Debates issues | Enacts laws | Oversees Government spending.

 , 06 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa bulshada...
06/09/2026

, 06 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa bulshada degmada Baargaal kula caweeyey xeebta magaalada.

Guddoomiye Baari ayaa bulshada kula damaashaaday nabad, farxad iyo is-dhexgal wanaagsan, isaga oo la wadaagay waqti farxadeed oo muujinaya xiriirka dhow iyo wada-jirka bulshada.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ibrahim Mohamud Yusuf
πŸ“§[email protected]
🌐 (https://puntlandparliament.com)
πŸ“² (https://www.tiktok.com/)
-https://www.youtube.com/
-(https://x.com/Parliamentofpl?
πŸ“ Garowe, Puntland, Somalia

06/09/2026

Hadal-Jeedinta Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, iyo Kulanka Bulshada Degmada iskushuban ee Gobolka Bari oo uu xalay kala qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni.

05/09/2026

, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa Caawa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, kala qayb galay kulan uu Madaxweynaha la yeeshay bulshada degmada Iskushuban ee Gobolka Bari.

 , 05 September 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa...
05/09/2026

, 05 September 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, kala qayb galay kulan uu Madaxweynaha la yeeshay bulshada degmada Iskushuban ee Gobolka Bari.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Golaha Wasiirrada, Guddoomiyaha Gobolka Bari, Guddoomiyaha Degmada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Iskushuban.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ibrahim Mohamud Yusuf
πŸ“§[email protected]
🌐 (https://puntlandparliament.com)
πŸ“² (https://www.tiktok.com/)
-https://www.youtube.com/
-(https://x.com/Parliamentofpl?
πŸ“ Garowe, Puntland, Somalia

05/09/2026

: Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Maxamed Baari Shire, oo qayb ka ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee safarka ku maraya Gobolka Bari, ayaa maanta Degmada iskushuban , si diiran loogu soo dhaweeyay.

 : Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Maxamed Baari Shire, oo qayb ka ah wafdiga M...
05/09/2026

: Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Maxamed Baari Shire, oo qayb ka ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee safarka ku maraya Gobolka Bari, ayaa maanta Degmada iskushuban , si diiran loogu soo dhaweeyay.

05/09/2026

Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Baari Shire, oo qayb ka ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee safarka ku maraya Gobolka Bari, ayaa maanta deegaanka Dharjaale, oo ah halka uu ka bilowday halgankii guulaystay ee Hilaac, ka dhagax-dhigay taallo lagu xasuusto halgankii Calmiskaad.

Guddoomiye Baari ayaa Madaxweynaha uga warbixiyey dhacdooyinkii habeenkaas, sida uu qaraxu u dhacay iyo sida loo fashiliyey weerarkii lagu qaaday ciidamada iyo shacabka deegaanka.

05/09/2026

: Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, Ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland geeyay halkii lagula eegtay Qaraxii Dharjaale oo bar bilow u noqday hawlgalkii guulaystay ee Holaac, isaga oo warbixin ka siiyay sida Habeenkaas wax udhaceen iyo Sida loo fashiliyay weerarkaas.

Guddoomiye Baari Ayaa qayb libaax leh ka qaatay hawlgalkii Calmiskaad lagu xoreeyay isaga oo naftiisa u biimeeyay sidii loosoo afjarilahaa.

 ,05 September 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, oo qa...
05/09/2026

,05 September 2026- Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, oo qayb ka ah wafdiga Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ee safarka ku maraya Gobolka Bari, ayaa maanta deegaanka Dharjaale, oo ah halka uu ka bilowday halgankii guulaystay ee Hilaac, ka dhagax-dhigay taallo lagu xasuusto halgankii.

Guddoomiye Ku-xigeenka ayaa lagu xasuustaa kaalintii muuqata ee uu ka qaatay halgankii iyo dadaalladii lagu ciribtirayay kooxaha argagixisada ah ee ka dagaallamayey buuraha Gobolka Bari, isaga oo garab istaag iyo dhiirrigelin joogto ah u muujiyey Ciidamada Difaaca Puntland.

Taalladan ayaa astaan u noqonaysa geesinimadii, naf-hurnimadii iyo dadaalkii shacabka iyo Ciidamada Puntland ay u galeen difaaca amniga, nabadda iyo xasilloonida deegaannada Puntland.

DHAMMAAD

Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
Xafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta
Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Ibrahim Mohamud Yusuf
πŸ“§[email protected]
🌐 (https://puntlandparliament.com)
πŸ“² (https://www.tiktok.com/)
-https://www.youtube.com/
-(https://x.com/Parliamentofpl?
πŸ“ Garowe, Puntland, Somalia

05/09/2026

Hadal-Jeedinta Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland Hon Mohamed Baarri Shire, ee Kulanka Bulshada Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari oo uu xalay kala qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni.

Address

Parliament Avenue
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Parliament posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Puntland Parliament:

Shortcuts

Share

Category