Dhigaal Bookshop

Dhigaal Bookshop Dhigaal waa dukaan ka shaqeeya iibka iyo kiraynta buugta. sidoo kale, Dhigaal waa goob akhris.

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐Ÿ“๐ŸŽ%Inta sannadka ka dhima dalbo buugtan oo hel qiimadhimistan ballaaran. Halka aad joogto ayaan...
17/12/2024

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐Ÿ“๐ŸŽ%
Inta sannadka ka dhima dalbo buugtan oo hel qiimadhimistan ballaaran.

Halka aad joogto ayaan kuugu keenaynaa.

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

Beri subax, Insha Allaah, waxaa bilaaban doona Puntland Book Fair, Dhigaal Bookshopna waxay bixinaysaa qiimadhimis ilaa ...
03/12/2024

Beri subax, Insha Allaah, waxaa bilaaban doona Puntland Book Fair, Dhigaal Bookshopna waxay bixinaysaa qiimadhimis ilaa 50%.

Ma ka mid tahay akhyaarta ku xisaabtamaysa si ay qiimajaban ugu helaan quudkii maskaxdooda ee sannadka soo socda.

Dhigaal Bookshop  waxay Puntland Book Fair  kaga qaybgelaysaa qiimadhimis 50%. Ka faa'iidayso jaaniskaas oo adeego quudk...
02/12/2024

Dhigaal Bookshop waxay Puntland Book Fair kaga qaybgelaysaa qiimadhimis 50%.

Ka faa'iidayso jaaniskaas oo adeego quudkii maskaxdaada ee sannadka cusub.

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š! ๐‡๐ž๐ฅ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐ก๐š๐ง ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ’๐ŸŽ%.๐Ÿ“ž  905 297 166 ๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.
19/11/2024

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š!
๐‡๐ž๐ฅ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐๐ก๐š๐ง ๐ข๐ฅ๐š๐š ๐Ÿ’๐ŸŽ%.
๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐€๐Ÿ ๐œ๐š๐ซ๐š๐›๐ข๐ ๐š!๐‘ฎ๐’‚๐’…๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’๐’ ๐’‰๐’†๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’Œ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐‘ญ๐’“๐’†๐’† ๐’‚๐’‰.HADDA SOO DALBO OO HADDA HEL MEEL KASTOO AAD JOOG...
18/11/2024

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐€๐Ÿ ๐œ๐š๐ซ๐š๐›๐ข๐ ๐š!
๐‘ฎ๐’‚๐’…๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’๐’ ๐’‰๐’†๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’Œ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐‘ญ๐’“๐’†๐’† ๐’‚๐’‰.
HADDA SOO DALBO OO HADDA HEL MEEL KASTOO AAD JOOGTO.
๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š!๐‘ฎ๐’‚๐’…๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’๐’ ๐’‰๐’†๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’Œ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐‘ญ๐’“๐’†๐’† ๐’‚๐’‰.HADDA SOO DALBO OO HADDA HEL MEEL KASTOO AAD JOO...
17/11/2024

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฌ๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š!
๐‘ฎ๐’‚๐’…๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’๐’ ๐’‰๐’†๐’ ๐’ƒ๐’–๐’–๐’ˆ ๐’Œ๐’‚๐’๐’† ๐’๐’ ๐‘ญ๐’“๐’†๐’† ๐’‚๐’‰.
HADDA SOO DALBO OO HADDA HEL MEEL KASTOO AAD JOOGTO.
๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ’๐ŸŽ% ๐š๐กHadda dalbo oo hadda hel. Waxaa laguugu keenayaa meel kasta oo Soomaaliya ah.๐Ÿ“ž  905 297 166 ๐Ÿ“ Garoowe,...
16/11/2024

๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ๐Ÿ’๐ŸŽ% ๐š๐ก
Hadda dalbo oo hadda hel. Waxaa laguugu keenayaa meel kasta oo Soomaaliya ah.

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Futuux Al-xabsha๐“๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐šh๐š  ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Aadan Xasan Aadan..............Xilligan oo la joogo bilawgii qarniga 21a...
08/11/2024

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Futuux Al-xabsha
๐“๐ฎ๐ซ๐ฃ๐ฎ๐ฆ๐šh๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Aadan Xasan Aadan
..............Xilligan oo la joogo bilawgii qarniga 21aad, ummadaha adduunkuna ay higsanayaan deggenaan iyo nabad ku wada noolaansho ayuu gobolkan Geeska Afrika ku jiraa qalaanqul iyo hardan aan joogsi lahayn oo soo bilawday qarniyaal aad u fog, kaas oo ka dhex oognaa dadkii kala haystay labada diinood ee Geeskan ugu xooggan waa diinta Islaama iyo tan Kiristaanka ama Masiixiga-labadaas dhinac ayay Soomaalidu midkood ka soo jeeday.

Taariikhdaas qoraallada lagu diiwaan galiyey waxaa safka h**e kaga jira buugga caanka ah ee lagu magacaabo Futuux Al-Xabashah ee uu qarnigii 16aad afka Carabiga ku qoray aqoonyahankii la odhan jiray Shihaabudiin Axmed Cabdulqaadir (Fiqi Carab).

Imaam Axmed waa ninkii Xabasha furtay, waa ninkii u soo celiyay xuquuqda dadkii laga dhacay ee itaalka yaraa. Waa hoggaamiye ay taariikhdu waarisay. Hadduu ku noolaan lahaa meel aan Geeska Afrika ahaynna magaciisa waxaa loo xafidsanaan lahaa sida ragga ay maanta Orobba ku faanto, ama Aasiya iyo Ameerika ka caanka ah.

Buuggan oo h**ena loogu tarjumay afaf aad u badan, waxa nasiib-wanaag ah in markii ugu horresey dhawaan lagu tarjumay afka Soomaaliga. Dadaalkaas waxaa sameeyey oo buuggan af Soomaaliyeeyey labada aqoonyahan ee kala ah: Aadan Xasan Aadan (Beleloo) iyo Macallin Maxamed Cabdillaahi Riiraash oo ah laba nin oo suugaanta iyo dhaqanka ka sokow ku caan baxay raadraaca taariikhda iyo ururinta dhaqanka Ummadda, si waynna looga yaqaan Dalka Jabuuti gaar ahaan iyo dhulka Soomaalida guud ahaanba.

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Aaya-Reeb 2๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š  ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Ibraahim Axned Cali๐‘ฉ๐‘ฐ๐‘ฟ๐‘ฐ๐‘ต-๐‘ป๐‘จ๐‘น๐‘จEreyga "๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง" waxa loo yaqaan xoolaha oo ka cabba...
06/11/2024

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Aaya-Reeb 2
๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:Ibraahim Axned Cali

๐‘ฉ๐‘ฐ๐‘ฟ๐‘ฐ๐‘ต-๐‘ป๐‘จ๐‘น๐‘จ

Ereyga "๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง" waxa loo yaqaan xoolaha oo ka cabba ceel biyo wanaagan oo ka fayow dhammaan cudurada wax yeela tayada xoolaha, sida cashiga iyo xaliibka, erayga lidkisuna waa "๐ฑ๐š๐ง๐Ÿ๐š๐ฅ๐š๐ฒ" oo ah xanuun ku dhaca biyaha oo xoolaha iyo dadkaba sumeeya, ereyga "๐ญ๐š๐ซ๐š" waxa loo yaqaan wixii kow ka bilaabma ee fircama isaga oo ka fayow xanuun iyo dhib oo dhan, marka la is ku daro labada eray ee kala ah ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง iyo ๐ญ๐š๐ซ๐š,
waxaaa looga jeedaa dhammaan qaybaha dhaqaalaha iyo wixii nolosha wanaagan quseeya iyo habka loo darso ama wax looga soo saaro, isla markaasna looga fogaado wixii keena xumaan iyo dhib ku dhacda dad iyo duunyaba, erayga lidka ku ahna waxaa la yidhaahdaa ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง".

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

TAARIIKHDA IYO SIYAAASADDA โ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขBuugtaan Dhamaantood Waxaad ka Helaysaa Dhig...
30/10/2024

TAARIIKHDA IYO SIYAAASADDA
โ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ขโ€ข
Buugtaan Dhamaantood Waxaad ka Helaysaa Dhigaal Bookshop

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:KACAA- KUFKII SIYAASADDA DOOMAALIDA๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:CABDI ABOKOR YUUSUF ๐๐จ๐จ๐œ๐š  ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:TAARIIKH ................
28/10/2024

๐Œ๐š๐ ๐š๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:KACAA- KUFKII SIYAASADDA DOOMAALIDA
๐๐จ๐ซ๐š๐š๐ ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:CABDI ABOKOR YUUSUF
๐๐จ๐จ๐œ๐š ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š:TAARIIKH
................Buugga Kacaa-kufka Siyaasadda waxa uu xog faahfaahsan ka bixinayaa waayihii Soomaaliya/Somaliland soo mareen 70-kii sano ee u danbeeyey. Waxa uu ka warbixinayaa waayihii xorriyada iyo dareenkii isku-darka labadii gobol ee Soomaaliyeed ee midoobay 1dii Luulyo 1960-kii. Waxa uu iftiiminayaa siday ku abuurmeen ciidamadii awooda iyo haybada badnaa ee xoogga dalka Soomaaliyeed oo jiritaankoodu ahaa haybadii ummadda Soomaaliyeed. Isla markaana dhismahoodu sabab u noqday af-gembigii Maxamed Siyaad talada dalka ku qabsaday oo taariikhda Soomaalida raad weyn ku yeeshay. Waxa uu xog dhab ka sheegayaa sidii ciidamadu u dhismeen iyo sidii af-gembigu u dhacay.

Waxa uu buuggu soo tebinayaa xaqiiqada sababtay burburka qarankii Soomaaliyeed ee haybada lahaa, iyo halka ay sartu ka qudhuntay, si cashar looga barto oo aan dariiqaas oo kale mar danbe loo marin. Waxa uu buuggu tilmaan cad ka bixinayaa sababaha burburka keenay sida colladii dhex martay Soomaaliya iyo Itoobiya, abuurritaanka Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Soomaaliyeed oo talada mulkisiiyey Maxamed Siyaad Barre, diktaatooriyadna dalka ka abuuray, khilaafkii dhexmaray shakhsiyaadkii Guddiga fulinta ee Golaha Sare ee Kacaanka. Sooyaalkaas waxa ka unkamay jabhadihii la dirriray maamulkii Maxamed Siyaad.

Buuggu waxa uu warbixin ka soo tebinayaa waxqabadkii xukuumaddii kacaanka oo 10 kii sano ee u horreeyey ku tallaabsatay horumar la taaban karo oo Soomaalida kor u qaaday. Waxa uu buuggani xog ka bixinayaa sidii ay ku aasaasmeen jabhadihii riday xukunkii Maxamed Siyaad Barre iyo siday ku unkameen iyo tabashooyinka keenay samaysankooda iyo in wax laga qaban karayey ama in la baajin karayey samaysankooda iyo in kale

Buuggani waxa uu xog ka soo gudbinayaa qaabka nidaamka dawladeed ee Soomaaliya/Somaliland ka jira wakhtigan, faa'iidooyinkiisa iyo dhaliishiisa. Waxa uu ka bixinayaa talooyin ku saabsan sidii Soomaaliya iyo Soomaaliland arrimaha dhexyaala xal looga gaadhi lahaa iyo dariiqa ay tahay in loo maro. sifooyinka laga doonayo hoggaamiyaha wanaagsan ee mustaqbalka, iyo weliba talooyin ku saabsan sidii isbeddel macne lihi uu uga dhici karo guud ahaanba dhulka Soomaalida.

๐Ÿ“ž 905 297 166
๐Ÿ“ Garoowe, Target Center.

Address

Garoowe, Target Centre, Aagga Masjidka Saxaaba
Garoowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhigaal Bookshop posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dhigaal Bookshop:

Share

Category