Hon. Aways Ahmed Sardheye

Hon. Aways Ahmed Sardheye My Official Page:
Senior Advisor at office of the Prime Minister of Somalia

31/07/2026

Hambalyo Dhammaan Shacabka Reer Puntland Munaasabadda Sanad-Guurada 28-aad ee kasoo Wareegtay aas-aaskii Dowladnimada Puntland.

17/07/2026
Waxaa maanta inoogu yimid Xarunta Diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda DanQaran (2022โ€“2026) Xoghayaha Joogtada ah...
16/07/2026

Waxaa maanta inoogu yimid Xarunta Diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda DanQaran (2022โ€“2026) Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, Mudane Kamaal Guutaale, oo kormeer shaqo ku eegayay halka ay marayso diyaarinta warbixinta.

Kormeerka intii uu socday, waxaa la soo bandhigay horumarka shaqada iyo qorshaha lagu dhammaystirayo warbixinta. Sidoo kale, wuxuu nagu la dardaarmay inaan sii xoojino tayada, saxnaanta iyo isku-halleynta xogta, si loo soo saaro warbixin qaran oo dhammaystiran, kana tarjumaysa waxqabadkii Xukuumadda DanQaran muddadii 2022โ€“2026.

๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ  ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ช๐š๐ซ๐š๐ง:Waxaan maanta kulamo farsamo la yeelannay Wasaaradaha Arrimaha Di...
12/07/2026

๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ซ ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐–๐š๐ฑ ๐ช๐š๐›๐š๐๐ค๐š ๐ฑ๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐ช๐š๐ซ๐š๐ง:

Waxaan maanta kulamo farsamo la yeelannay Wasaaradaha Arrimaha Dibadda, Ganacsiga, Qoyska, Shaqada iyo Shaqaalaha, Gaadiidka, Dekedaha, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, Hawlaha Guud & Hay'adaha Qaxootiga, Aqoonsiga Qaranka iyo Guddiga Shaqaalaha Rayidka, kuwaas oo qayb ka ah geeddi-socodka diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Xukuumadda Dan-Qaran (๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿโ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”) ee u Hoggaamiyo Mudane Raysulwasaare Hamza Abdi Barre

Kulamada waxaan diiradda ku saarnay dib-u-eegista waxqabadka, ururinta iyo xaqiijinta xogta, annagoo adkaynay muhiimadda ay leedahay in la soo gudbiyo xog sax ah, dhammaystiran oo caddeymo ku dhisan.

Kamal Gutale
Abdirizak Ibrahim
Abdirahman Mustaf Mohamed
Abdifatah Mohamed

Shacabweynaha  Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ugu hambalyaynayaa Sanad guurada 66-aad ee kasoo wareegtay markii a...
25/06/2026

Shacabweynaha Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ugu hambalyaynayaa Sanad guurada 66-aad ee kasoo wareegtay markii ay Xornimada qaateen gobolada Waqooyi ee dalkeena 26-ka Juun 1960-kii.

HABALYO ARDAYDA SOMAALIYEED
25/06/2026

HABALYO ARDAYDA SOMAALIYEED

Waxaan Maanta Sharaf inoo ahayd in aan Kormeershaqo Ku tagnay1. Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada  2. Hayโ€™adda Sh...
13/04/2026

Waxaan Maanta Sharaf inoo ahayd in aan Kormeershaqo Ku tagnay

1. Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
2. Hayโ€™adda Shaqaalaha Rayidka ah

Kormeerkan waxaa hoggaaminayay Ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Mudane Abdirizak Ibrahim, waxaana qeyb ka ahaa Khuburo kasocotay Xafiiska Raysul wasaraha Qaran ka OPM Somalia iyo Saraakiil ka socotay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, gaar ahaan Waaxda Kormeerka iyo Qiimaynta.

Intii uu socday kormeerku, waxaan fursad u helnay kulamo miro-dhal ah oo aan la yeelanay Agaasimayaasha Guud, saraakiil sare, iyo howlwadeennada hayโ€™adahaas, si loo qiimeeyo heerka waxqabadkooda iyo jihada ay u socdaan.

Kulamadaas waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray:

1. Waxqabadka Rubaca Koowaad:
๏ฟฝWaxaa la soo bandhigay warbixinno kooban oo muujinaya guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo heerka fulinta qorshayaashii h**e loo dejiyey.

2. Qorshaha Rubaca Labaad
๏ฟฝWaxaa si faahfaahsan loo iftiimiyey qorshayaasha la hiigsanayo iyo istaraatiijiyadda lagu xaqiijinayo.

3. Horumarinta Awoodda Shaqaalaha
๏ฟฝWaxaa diiradda la saaray qorshayaasha tababarrada soo socda ee lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha, iyo waxqabadka shaqaalaha iyo masuuliyiinta farsamo.

Ujeedada guud ee kormeerkan waxay ahayd xoojinta isla xisaabtanka, kor u qaadidda hufnaanta, iyo dardargelinta hirgelinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka, si loo gaaro dowladnimo wax ku ool ah oo ku dhisan waxqabad la cabbiri karo iyo natiijooyin muuqda.

Iid Wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. ๐ŸŒ™โœจMunaasabadda b...
19/03/2026

Iid Wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta, gaar ahaan walaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. ๐ŸŒ™โœจ

Munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga waxaan idiin lawadaagayaa farxad iyo hambalyo, anigoo idiin rajeynaya caafimaad, nabad iyo barwaaqo.

Ilaahay ha inaga aqbalo cibaadadeenna, hana ka dhigo mid khayr iyo barwaaqo badan inoo horseeda.

Waxaa Dalkeena kajirta Abaar Baahsan
Allaah ha inaga dulqaado, roob dag dag ah oo khayr Qabana Allaha Nasiiyo, dhulkeenna iyo duunyadeennana Allaha barakeeyo Allow Naxariistaada nagu galladi, dhibaato kastana naga dulqaad.

Ciid Mubaarak! ๐Ÿคฒ๐Ÿ’›

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon. Aways Ahmed Sardheye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share