16/08/2026
Xoghayaha guud ee xisbigga Sincad Mudane Cabdifataax Xasan Afrax ayaa shir gudoomiyay kulan ka dhacay xafiiska xisbigga SINCAD ee Muqdisho, kaas oo looga hadlayay diyaar garawga doorashooyinka qof iyo cod ee dhawaan ka qabsoomay Hirshabeele.
Hawl-wadeenada iyo madaxda xisbigga ayaa ka dooday hanaanka shaqada, dardargelinta hanaanka doorashada. waxaa laga dooday caqabadaha jira iyo xalalalka ugu wanaagsan.