Maanshiil

Maanshiil Maanshiil waa bar Lagu baraarujiyo bulshada Soomaaliyeed.

01/09/2026

Puntland 28 sano ka dib Hal warshad ma leedahay

01/09/2026
01/09/2026

Ciidanka xoogga dalka
Soomaaliya haday difaaci waayaan hooyada muqdisho ka ooyeysa yey difaacayaan mise qabiil bay u shaqeeyaan??

Guul iyo Gobannimo
10/08/2026

Guul iyo Gobannimo

Woqooyibari oo iskutashi ku dhiseysa Garoonka Diyaaraha Laascaanood.

Dhubuq h**e dhabanna hays danbe bay leedahay
10/08/2026

Dhubuq h**e dhabanna hays danbe bay leedahay

Madaxweyne Deni oo maanta gaaray Gaalkacyo ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Dowladda Puntland ee dhawaan howlgallo ka fuliyey Gaalkacyo.

Madaxweynaha ayaa saraakiisha kula dardaarmay inay sii xoojiyaan wada-shaqaynta, feejignaanta iyo gudashada waajibaadka ka saaran sugidda amniga iyo badbaadada shacabka.

Kulanka ayaa imanaya iyadoo hub ay shacabka gacanta ku dhigeen, sidoo kalena qaybo ka mid ah ciidamadu ay hub qaateen, kaddib la wareegistii ciidamada Puntland la wareegeen xerada PSF ee magaalada Gaalkacyo.

Waa sheeko baraleey
10/08/2026

Waa sheeko baraleey

AH: Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa ku dhawaaqay inuusan mar 3aad u tartamayn xilka Madaxweynaha PL. wuxuu sheegay in xisbigiisa Kaah uu leeyahay musharax kale.

“ Musharaxiinta Puntland waa inay u diyaar garoobaan doorasho, weliba waqtigeeda lagu qabanayo, aniga musharax maahi mar sadexaad, balse xisbigga Kaah ayaa musharax leh” Madaxweyne saciid Deni oo la kulmaya dhalinyarada Gaalkacayo ayaa sidaas sheegay.

10/08/2026

Muslimnimo iyo somaalinimo haday shaqayn waayaan waalidu ha shaqayso

10/08/2026

Siyaasi loolan ku jira oo 28 sano aan Hal warshad keenin barina tagaya yaan Lagu siidayn puntland

Address

Nuur Guureeye 123@gmail. Com
Garowe

Telephone

+252907741825

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maanshiil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category