Abdiwali Gooni

Directions Website Contact the organization

Abdiwali Gooni Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiwali Gooni, Garowe.

03/09/2026

Haddii 1 milyan oo geed timir ah aynu beeranno, geedkiina sanadkii soo saaro 50 kg, halka kiiladii lagu iibiyo $2, sanadkii beeralayda dalka waxa usoo xaroonaysa $100 milyan.



Source: Abdalla Qaanuuni

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug, kadib...
24/08/2026

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug, kadib safar dhulka ah oo qiyaastii 250 km ah kaga soo baxay Gaalkacyo.

Ethiopia waxay dhisaysaa mustaqbal cusub. 🇪🇹✈️Mashruuca Garoonka Caalamiga ah ee Bishoftu oo ku kacaya $12.5 bilyan ma a...
04/08/2026

Ethiopia waxay dhisaysaa mustaqbal cusub. 🇪🇹✈️

Mashruuca Garoonka Caalamiga ah ee Bishoftu oo ku kacaya $12.5 bilyan ma aha oo keliya garoon diyaaradeed, balse waa qorshe istiraatiiji ah oo lagu xoojinayo doorka Itoobiya ee isku xirka Afrika iyo caalamka.

Ka qaybgalka Mareykanka, bangiyada iyo hay’adaha maalgelinta caalamiga ah wuxuu muujinayaa in tartanka cusub ee Afrika lagu guuleysan doono kaabayaal, ganacsi iyo aragti fog.

Dalalka maanta dhisaya garoomo, dekedo iyo xarumo ganacsi ayaa yeelan doona saameynta berri. Afrika waxay u baahan tahay ficil ka badan hadal. 🌍✈️

Shaqo wanaagsan Sh. Muhammad Abduweli
04/08/2026

Shaqo wanaagsan Sh. Muhammad Abduweli

01/08/2026

Munaasabadda Xuska Sannad-guurada 28-aad Ee Asaaska Dowladda Puntland

Ugu yaraan 9 qof ayaa dhintay, tiro kalena way dhaawacmeen, kaddib markii kumannaan muhaajiriin ah ay jebiyeen xayndaabk...
31/07/2026

Ugu yaraan 9 qof ayaa dhintay, tiro kalena way dhaawacmeen, kaddib markii kumannaan muhaajiriin ah ay jebiyeen xayndaabka xadka u dhexeeya Morocco iyo magaalada Ceuta ee Spain.

Dawladda Spain ayaa ciidamo milatari u dirtay magaalada si ay u taageeraan booliska, iyadoo xarumaha lagu qaabilo muhaajiriintuna ay buux dhaafeen. Sida ay sheegeen mas'uuliyiintu, dadka soo galay waxaa la marsiin doonaa habraacyada sharciga ee socdaalka iyo magangelyada.

30/06/2026

Hambalyo 1da Luulyo

Allah u naxariisto Adeer - ameen
11/06/2026

Allah u naxariisto Adeer - ameen

Allaah ha u naxariistee geerida Xaaji Baari Shire Dharaar oo ku geeriyooday Muqdisho waxaan uga tacsiyeynaynaa guud ahaan shacabweynaha Puntland, si gaar ah waxaan ugu tacsiyeeynaynaa Guddoomiye Ku-xigeenka Kowaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Maxamed Baari Shire, oo uu aabihiis ahaa iyo dhammaan qoyskii uu ka geeriyooday.

Sida ay baahiyeen warbaahinta Kenya, Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa hakisay qorshe uu Maraykanku ku doonayay inuu guda...
31/05/2026

Sida ay baahiyeen warbaahinta Kenya, Maxkamadda Sare ee dalkaasi ayaa hakisay qorshe uu Maraykanku ku doonayay inuu gudaha Kenya ka hirgeliyo xarun karantiil oo Ebola ah.

Xaruntan ayaa loogu talagalay muwaadiniinta Maraykan ah oo looga shakiyay cudurka Ebola kadib safarro ay ku tageen Congo iyo Uganda, arrintaas oo dhalisay caro iyo walaac xooggan oo shacabka Kenya ka timi.

Maxkamaddu waxay amartay in qof qaba ama looga shakisan yahay Ebola la soo gelin karin Kenya ilaa dacwadda laga go’aaminayo, iyadoo dhageysiga xiga loo muddeeyay 2-da Juun.

Address

Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiwali Gooni posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdiwali Gooni:

Shortcuts

Share