30/06/2026
๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐.
๐๐ฎ๐ฟ๐ผ๐ผ๐๐ฒ, ๐ฃ๐๐ป๐๐น๐ฎ๐ป๐ฑ โ ๐ฏ๐ฌ ๐๐๐๐ป ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ โGuddoomiyaha Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Dowladda Puntland ๐๐ฎ๐๐๐ง๐ ๐๐ข๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ฅ๐ข (๐๐๐ซ๐จ๐จ๐๐๐ฒ), oo ay weheliyaan hawlwadeennada Xafiiska, ayaa maanta ๐๐จ๐ ๐ก๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐ ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐๐ก๐๐ฐ๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐, iyadoo la gudanayo waajibaadka sharci ee dhigaya in Xafiiska Hantidhawrka Guud uu sannad kasta, ugu dambayn 30-ka Juun, Golaha Wakiillada u gudbiyo warbixintan.
Gudbinta warbixinta kaddib, Guddoomiyaha Xafiiska Hantidhowrka Guud ayaa kulan la qaatay ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐๐ง๐, waxaana kulanka diiradda lagu saaray xoojinta isla xisaabtanka, hufnaanta maaliyadeed iyo sare u qaadista wada shaqaynta hayโadaha dowladda.
Intii uu kulanku socday, Guddoomiyaha Xafiiska Hantidhawrka Guud ayaa guddiga la wadaagay warbixin ku saabsan shaqooyinka hantidhawrka u qabsoomay, guulaha uu xafiisku gaaray, caqabadaha iyo habraacyada lagu ilaalinayo maamulka maaliyadda dowladda, caqabadaha jira, iyo qorshayaasha lagu sii horumarinayo hufnaanta, isla xisaabtanka iyo ilaalinta hantida guud.
Xubnaha guddigu waxay soo jeediyeen talooyin iyo kor u qaadista tayada hantidhawrka, dardargelinta hirgelinta iyo dabagalka talooyinka ka soo baxa warbixinnada hanti-dhowrka, iyo xoojinta wada shaqaynta Golaha Wakiillada iyo Xafiiska Hantidhowrka Guud.
Guddigu wuxuu adkeeyey muhiimadda ay leedahay xoojinta nidaamka isla xisaabtanka iyo ilaalinta hantida guud si loo xaqiijiyo maamul hufan, loona kordhiyo kalsoonida shacabka ee hayโadaha dowladda.
Gabagabadii kulanka, Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa ku dhiirrigeliyey Xafiiska Hantidhawrka Guud inuu sii xoojiyo fulinta Performance Audit (Hanti-dhawrka Waxqabadka), maadaama uu door muhiim ah ka qaato horumarinta waxqabadka hayโadaha dowladda. Guddigu wuxuu sidoo kale xaqiijiyey inuu diyaar u yahay taageeridda dadaallada Xafiiska ee lagu xoojinayo isla xisaabtanka, hufnaanta iyo ilaalinta hantida guud.
โ DHAMMAAD โ
-๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐-