Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland Halkan waa Bogga rasmiga ah ee Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqan-celinta PL

 : Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland Drs Maryan Maxamed Abshir oo ka qayb gashay Mun...
19/08/2026

: Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland Drs Maryan Maxamed Abshir oo ka qayb gashay Munaasabadda Furitaanka Kulanka Qur'aan akhriska ah ee ay soo qaban-qaabiyeen Safiirada Quraanka oo ka dhacaysa Masjidka Jaamaca Qardho.

Agaasimaha oo ka hadashay madasha kulanka ayaa sheegtay in Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland ay xoojinayso kor u qaadida iyo waynaynta Kitaabka.

19/08/2026

:Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Drs Maryan Maxamed Abshir oo ka hadlaysay Munaasabadda Furitaanka Kulanka Qur'aan akhriska ee ay soo qaban-qaabiyeen Safiirada Quraanka oo ka dhacaysa Masjidka Jaamaca Qardho.

 # UJEEDO: CADAYNTA NIKAAXA SHAHAADADA QOYSKA.Hoteelada,Apartmentiyada,Guest house-yada guud ahaan deegaanada Puntland k...
16/08/2026

# UJEEDO: CADAYNTA NIKAAXA SHAHAADADA QOYSKA.

Hoteelada,Apartmentiyada,Guest house-yada guud ahaan deegaanada Puntland ku yaala Waxaa la farayaah In aysan wada jiifsan kareyn, wada dagi kareyn Lamaane aan haysan Shahaadada Nikaaxa/Guurka oo ay bixiso Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland.

15/08/2026

"Wada shaqaynta gollaha Sharci dajinta iyo Wasaaradda Cadaaladda waxay qayb wayn ka tahay helida Sharuuc dalka,,Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland Drs Maryan Maxamed Abshir

14/08/2026

Doorka u shaqaynta dalka iyo u adeegida bulshada Reer Puntland .

13/08/2026

Hadaljeedinta wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland ee Kulankii Baarlamaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda.

13/08/2026

Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta ee Kulankii Xildhibaanka iyo Wasaaradda Cadaaladda Puntland.

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Puntland ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid ah Guddiyada Golaha W...
13/08/2026

Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta ee Dowladda Puntland ayaa kulan la qaadatay qaar ka mid ah Guddiyada Golaha Wakiillada Puntland.

Kulanka ayaa ujeeddadiisu ahayd xoojinta wada-shaqeynta Wasaaradda iyo Guddiyada Golaha, gaar ahaan arrimaha la xiriira horumarinta nidaamka caddaaladda, fulinta xeerarka, ilaalinta xuquuqda aadanaha, u qareemidda xuquuqda agoonta, iyo xoojinta sarraynta sharciga.

Intii uu kulanku socday, waxaa si qoto dheer looga wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta Wasaaradda iyo Guddiyada Golaha, loogana wada shaqeyn lahaa arrimaha kor ku xusan, si loo horumariyo nidaamka caddaaladda, loo ilaaliyo xuquuqda muwaadiniinta, loona xaqiijiyo sarraynta sharciga.

Kulanka ayaa sidoo kale muhiim u ahaa is-dhaafsiga aragtiyaha iyo talooyinka ku saabsan sidii hay’adaha ay khusayso ay si wadajir ah uga shaqeyn lahaayeen horumarinta caddaaladda iyo adkeynta ku dhaqanka xeerarka Puntland.

07/08/2026

La Taliye Farsamada Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Garyaqaan Maxamed Jeele Dhuubow oo ka warbixiyay Shir Hirgelinta iyo Taageerida Istiraatijiyadda Laamaha Caddaalada Puntland ee 2025 ilaa 2030 oo ay dhawaan Wasaaraddu Garoowe ku qabatay.

04/08/2026

Hadaljeedinta Wasiir wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland Garyaqaan Cabdirashiid Barkhadle Warsame ee Xiritaanka Shirka Hirgelinta iyo Taageerida Istiraatijiyadda Laamaha Caddaalada Puntland.

Address

Puntland
Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 15:00
Tuesday 08:00 - 15:00
Wednesday 08:00 - 15:00
Thursday 08:00 - 15:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 08:00 - 15:00

Telephone

+252906563914

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka & Dhaqancelinta Puntland:

Shortcuts

Share