Hon Mohamed Mahamud Esse

Hon Mohamed Mahamud Esse This is my official page, as 2nd Deputy Speaker of Puntland Parliament Hon. Mohamed M. Isse.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ž๐ก๐ž๐ซ:Waxaan maanta kaga qayb-galey Magaalada Garowe ee Caasumadda Dowladda Puntland, munaasabadda Meherka Zaka...
08/08/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Œ๐ž๐ก๐ž๐ซ:

Waxaan maanta kaga qayb-galey Magaalada Garowe ee Caasumadda Dowladda Puntland, munaasabadda Meherka Zakariye Maxamed Cabdirixmaan iyo Muna Cabdiqani Diiriye oo kawada tirsan Hawlwadeenada Golaha Wakiiladda Dowladda Puntland.

Eebbe waxaan uga baryayaa inuu guurkooda u barakeeyo, Awlaad Baariyana ku irsaaqo.

ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

07/08/2026

Waxaan Eebbe uga baryey Marxuum Beeldaaje Axmed Mataan Xasan inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, samir iyo iimaanna ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa, Isimada dhaqanka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

07/08/2026
๏ดฟุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ๏ดพ
03/08/2026

๏ดฟุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ๏ดพ

Waxaan shacabka reer Puntland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 28-guurada ka so...
01/08/2026

Waxaan shacabka reer Puntland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee 28-guurada ka soo wareegtay aasaaskii Dowladda Puntland.

Maanta waxaan shir-guddoominney Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.Goluhu wuxuu ka dooday...
30/07/2026

Maanta waxaan shir-guddoominney Fadhiga 22-aad ee Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Puntland.

Goluhu wuxuu ka dooday soo jeedinta ๐ฐ๐š๐ฑ-๐ค๐š-๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ฌ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐ฎ๐ง๐ญ๐ฅ๐š๐ง๐, oo ay soo diyaariyeen Guddiga Gaarka ah ee Falanqaynta Wax-ka-beddelka Dastuurka, taas oo diiradda lagu saaray ๐’‰๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’‰๐’‚๐’๐’๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’…๐’๐’๐’“๐’‚๐’”๐’‰๐’๐’๐’š๐’Š๐’๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐’™๐’๐’๐’‹๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’…๐’Š๐’Ž๐’–๐’’๐’“๐’‚๐’‚๐’…๐’Š๐’š๐’†๐’š๐’๐’•๐’‚.

Kadib dood iyo falanqayn ay yeesheen mudanayaasha Golaha, soo jeedinta waxaa oggolaaday 41 mudane, cid diidday ma jirin, halka 4 mudane ay ka aamuseen. Sidaas awgeed, Golaha Wakiillada Puntland wuxuu ansixiyey soo jeedinta wax-ka-beddelka Dastuurka, si waafaqsan Qodobka 139-aad ee Dastuurka Dowladda Puntland.

Waxaan maanta shir guddoominney ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ-๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.Fadhiga maanta wuxuu ...
29/07/2026

Waxaan maanta shir guddoominney ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ-๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.

Fadhiga maanta wuxuu ajanduhu ahaa Ka doodista Siyaasadda Dawladda Puntland ee ku aaddan arrimaha Federaalka Soomaaliya iyo qorshaha marxaladda kala-guurka.

Xildhibaannada Golaha ayaa si qoto dheer uga dooday ilaalinta danaha Puntland, habraacyada lagu wajahayo marxaladda kala-guurka, iyagoo adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la helo siyaasad waafaqsan Dastuurka Dowladda Puntland, isla markaana ilaalinaysa danaha iyo maskaxda shacabka Puntland.

Waxaan maanta shir-guddoominney ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-aad ee Kalfadhiga ๐Ÿ“๐Ÿ–-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, kaas oo ajan...
28/07/2026

Waxaan maanta shir-guddoominney ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐ŸŽ-aad ee Kalfadhiga ๐Ÿ“๐Ÿ–-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, kaas oo ajandihiisu ahaa sii wadista ka shaqeynta Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025. Ugu horrayn, Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Xisaabaadka ayaa golaha u akhriyay warbixin ku saabsan dib-u-eegista Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025.

Dood iyo falanqayn dheer kadib Golaha Wakiilladu waxay cod aqlabiyad leh ku ansixiyey Xisaab-xirka Sannad-maaliyadeedka 2025, si waafaqsan Dastuurka iyo Xeer-hoosaadka Golaha. Ansixinta waxaa oggolaaday 32 mudane, 4 mudane ayaa diiday, halka 4 mudane ay ka aamuseen.

maanta waxaan shir guddoominey ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ—-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.Ajandaha fadhigan ayaa ...
25/07/2026

maanta waxaan shir guddoominey ๐…๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ๐Ÿ—-๐š๐š๐ ee ๐Š๐š๐ฅ๐Ÿ๐š๐๐ก๐ข๐ ๐š ๐Ÿ“๐Ÿ–-๐š๐š๐ ee Golaha Wakiillada Puntland.

Ajandaha fadhigan ayaa ahaa dhagaysiga Warbixinta Wasaaradda Maaliyadda ee ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›-๐ฑ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐ข๐ข๐ฌ๐š๐š๐ง๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Waxaan maanta shir-guddoominey Fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, kaas oo Goluh...
23/07/2026

Waxaan maanta shir-guddoominey Fadhiga 18-aad ee Kalfadhiga 58-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, kaas oo Goluhu cod aqlabiyad leh ku ansixiyey Wax-ka-beddelka Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Dowladda Puntland.

Waxaan uga mahadcelinayaa Guddiga Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda dadaalkii iyo shaqadii hufnayd ee ay geliyeen diyaarinta xeerkan iyo soo gudbintiisa Golaha. Muddooyinkii u dambeeyey, guddigu waxay si hufan uga shaqeeyeen saddex xeer oo muhiim u ah horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda Puntland.

Address

Parliament Avenue
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Mohamed Mahamud Esse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Hon Mohamed Mahamud Esse:

Shortcuts

Share